Cumar Shabeel - Heesta Galleyr - Astaan Music 2021

preview_player
Показать описание
Xusuustii C/qaadir Bagaag - Astaan Music 2021
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

#LYRICS👇

Galowga & haaddiyo
aar gooni meeraba
gurxan lagama waayoo
ileyn wuu gariiraa

Adaa qurux gobeediyo
heybad gaar ahaaneed
Guulle uu ku siiyoo
gidigood ku dhaafee

Adaa geesiyoon biqinee
galeyr yahow adaan
dhambaal gaar ahaaneed
gaarsii warkeygoo
gacantaada uga dhiib

Gudcur dam ah habeenimo
indhahoo aan geed arag
Intaan gaar is iri baan
raadkeedii gees maray

Go'an roob ku hooriyo
geedahoo caleenlaan
gucle orod ku dhaafoon
harraad geesta ula dhacay

Adaa geesiyoon biqinee
galeyr yahow adaan
dhambaal gaar ahaaneed
gaarsii warkeygoo
gacantaada uga dhiib.🙏🏻🕊

amii
Автор

Heestaan hees macaan weeye, waxaa horay u qaaday Allaha u naxariistee C.qaadir Yuusuf Cismaan (C.qaadir Bagaag), laxanka waxaa saaray fanaanka wayn Axmed Cali Cigaal, ereyada waxaan u malayn waxaa iska leh a C.qaadir Ciise Cali (Cagoole) mase hubo, heestaan dadka badankii ma yaqaanaan, marka laga reebo dadka fanka u saaxiibka ah, waxayse ku jirtaa heesaha soomaalida kuwooda ugu horeeya

cabdicasiiscabdulaahi
Автор

One of the unbelievable melodies in the Somali music but not famously known

mohamedsuldan
Автор

Cabdiqaadir bagaag Ayaa Qaaday heeskan isagoo ah 12 jirr Kuna Noolaa mudug Sanadkii 1952 ilaa 1954 Dad Badan Ma yaqaanan Ninkaas lkn wuxuu ahaa ragii fanka soomaalida Dhidibada utaagay Wuxuu Sanadkii 2019 ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho AUN

abdillahimohamed
Автор

Galowga & haaddiyo
aar gooni meeraba
gurxan lagama waayoo
ileyn wuu gariiraa

Adaa qurux gobeediyo
heybad gaar ahaaneed
Guulle uu ku siiyoo
gidigood ku dhaafee

Adaa geesiyoon biqinee
galeyr yahow adaan
dhambaal gaar ahaaneed
gaarsii warkeygoo
gacantaada uga dhiib

Gudcur dam ah habeenimo
indhahoo aan geed arag
Intaan gaar is iri baan
raadkeedii gees maray

Go'an roob ku hooriyo
geedahoo caleenlaan
gucle orod ku dhaafoon
harraad geesta ula dhacay

Adaa geesiyoon biqinee
galeyr yahow adaan
dhambaal gaar ahaaneed
gaarsii warkeygoo
gaca

AbukarYussuf-oo
Автор

I see legend cabdinasir caydeed allaha yaa raxma

faahiyedhoodi
Автор

Erayadii Abwaan Cabdiqafaar Ciise Cagoole

Keydka_Taariikhda
Автор

Axsan fanaan cumar shabeeel xasuustii ahn c qaadir bagaag

cumarahmed