FIGRADO GANACSIYADA JUMLADA - 4 WHOLESALE BUSINESS IDEAS

preview_player
Показать описание

Halkan gado PDF ka greenhouse ka

► Social Media igala soco!

👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Soo koobid
1. Dharka (Textile)
2. Qalabka baabuurta(spare parts)
3. Baabuurta
4. Moobilada
5. Raashinka
6. Cosmetics

maxamedcabdi
Автор

Wlhi waa markii koowaad aan social media ku arko wax dadka iyo anigaba anfacaya thanks abti qli 🙏

ahmedmohamoudaadam
Автор

Aad baan ganacsiga u danaynaynayaa walina reaching baan samayn waana mahadsantahay maalmahan bartada YouTube ka ayaan aad udawanayey anoo xag doonaya wadankana waa caqabado badanyahay aragtiyadaan qaybtood horaa u tija iyey wayn ii soconwayeeen sidaan ugu talagalay

shukriabdirazak
Автор

Wiilka kaliya ee soo guudbiya waxa bulshada qiime u leh hore u soco wll

ikraancali
Автор

Sxb aad ayaad u mahadsantahy sida hagar li'ida ah ee aad fikirka noogu soo gudbineyso shukran shukran

khaliifoos
Автор

Maashaa Allah
Qof Somalia oo Ka dacadssn wali ma arag
Xaga Ganacsiga marki lo eego.
Waayo wxa na dilay oo dhulka Nala Galay waa Xasidnimo iyo lug, gooyo.
Lkn maashaa Allah
In badan oo adigo kale ne we jiran
Wxad Role model utihiin Jiilka Cusub

hoshiyarmedia
Автор

Thanks allot.
Ganacsiga waa mohiim Jazaakallaah kheyran

sheikhsheikh
Автор

Qodobka ugu muhiimsan oo ey ku kala duwanyihiin holesale ka iyo retailers ka waa deynta kan shaqsi miyi ama xafad ka yimid ayaa deyn kuyeelan
Lkn holsale ka company kale waa laga yaabaa inaad deyn ku yeelato waana ka helee qasab waaye lkn qof socdo markaad wax deymiso qazaaraa kuu bilaaban that Day

cadaanimedia
Автор

Lkn qodobka ugu muhiimsan ma aadan sharaxin, hadii qofka uu soo dejiyo jumlo siduu ku abuuri lahaa suuq ama customers ku xeran.

abdallacusmaan
Автор

جزاك الله خيرا أخونا الأفضل
Sidaad noogu heegankatahay horumarka iyo talooyinka waxku oolkaa
Alle hakubarkeeye bartaa noogasiiwad waanu kulasoconaa

Axmedxikam
Автор

Buug ayaan ka gatay Mr zakariye waan kaga mahadcelinayaa sxb waa midka I caawiyay

cadaanimedia
Автор

Ust sakariye waxa ka codsanayaa in
xog ka soo diyaarisid mashiinada yer yer kuwa waxtar u leh dadkeena, looguna fa`ideysankaro qaab ganacasi.

aadanfarah
Автор

Adoo facebook laga hanbalyaynayo ayaan arky iminkaana igu horaysa YouTube keep going walaal

faatimaadam
Автор

Sxp. Cagaf Cagaf jaban AYAAN ubaahanahay meel haddi aad garaneysid ama isoo iibi kartid ila soo xidhiidh

Funny_moves
Автор

Waa dedaaleysaa saaxiib, Ilaahey ha ku barakeeyo sii wad barnaamijyadaada qiimaha badan

qorsheenoloshaada.alisalad
Автор

Masha allah wll fikrad badan baan kaa faaidey aadna waan kugu xiranahe mahadsanid

aziamohamuud
Автор

Ilaahay haku barakeeyo wallahi waxbadan Ayaan kaa faaiday

zaki
Автор

Mansha Allah tabaarakallah alle Haku dhawro sakariye

sahrabilan
Автор

Aaad baad u mahadsantahay wll sakariye

ahmedsiciidsoofe
Автор

Asc, zaki xagee zu, lahah lagaa weydiiyaa waxaan rabaa in aan kaaloo sheykeysto biziniskaa aad fidrado iga siizo.. ii soo jawaab please.

urejimohamud