FILO PART 60

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎ﷺ 💖📿

ASADHAGIOA
Автор

Anoo vedeo kale dawanaayo arkay filo part 60 calose soo dhahay si aan u fiirsado filo❤thanks team abukar mahdi😊

simanmoha
Автор

Ay manta waa naga farxiseen tnks abukar mhadi iyo teamkisa 🎉

AriichMuuse
Автор

Habiiin saq dhaxe ayaan kuuu duceeey jiray hoooyo mcn qof aana la ilmeeyn hooyo ma jeclo allow hooyo cadaabta ka dhowr rabow hooyo qofkiii la joogo ayaa nasiib leh❤❤❤

AbtigaAbtiga-frss
Автор

Baldoos waa abahey abuker mahdi team thank you ❤❤❤❤❤❤

SuheebMaxemad
Автор

WOW INTA SIDA KADISKA AH ULA KULANTAY FILIMKA MAANTA LIKE TA DHAC KUSII MILLION THANKS MY DEAR TEAM 🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😮

hodanibrahin
Автор

Walidkeena Allaha Noo Xafido Aduun Iyo Aaqiro, Allahuma Amiin 🤲 Masha Allah

osmanshareefahmedyahya
Автор

Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam

najmacadey
Автор

Thank you so much dhamaan kooxda gurmad musalsal qiso leh maama baxsanaa markaan foolanaayi kulahaa yaab.

mohamedfaqi
Автор

INTA YAABTAY MAANTA LOVE SAAR SIDA KADISKA AH ❤😂

AbdullahiSaidHassan
Автор

❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤

mohamedhimilo
Автор

Ducada mama feynus waad ku heleysa baqaarka, iyo masha Allah naxariista ay u sameysey jamal ❤❤❤

dhaqansabrie
Автор

Anagoo aan filayn ba, so rideene ma magaca filimka ah ba kawadaan 😂😂😂

caamirmaxamuud
Автор

Ramadaanka Ilaahay si nabada hanaygu gaarsiiyo❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

SALIIM
Автор

Ilaheyow umadaada umaciim ugargaar unaxariisto una caafiyo anaga intiba muslin ah amiin yaarabi

AwesCabdulhi
Автор

Ilaheyow waalidiinteena qadaabul qabriga ka xijaawo amiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

AwesCabdulhi
Автор

Asc walalyal ilmaheyga iga maqan sabtiga ayaa imtixan gali rabaa in ilahay ifudedeyo imtixanka igu so duceya 40 qof ducadoda wala aqbalaa ilamaheyga ilahay ha igeyee 😢😢

FadumaMohamed-mh
Автор

Ramadan nabad iyo barwaqo allahanagugaraiyo tnks

deeqqumana
Автор

thanks abubakar mahdi and All teams gurmad allow hooyo Macan no xaafid yaa raabi amen amen amen 🙏

souadelmi
Автор

masha alah barakalahu fiikum axbabi keep going wad Naga farxisay ustad abukar mahdi❤❤❤❤😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉

Naiimodagan