FILO PART 70

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

ramadanka malmo yar kaharte alle cafimad hanagu gaarsiyo insha allah allow waxa kuwedisana mustaqbal wanagsan alluma aamiin🤲 😢

dahranbintixuzein
Автор

D.n.a xitaa hadii labadalo mamo faynus a og iney isla dhashen markey go aan ku gaaran iney is guursadaan mamo feynus a runta sheegi doonto sida fikirkeyga ah intii ila fikirada like ii saara

quruxsan-klgj
Автор

Hadad la socoto 1_70 liketa ha ila dhafin🎉❤ Ramadanka nbd Allaha nagu gaarsiiyo 🥺🤲

sacdiyaahmedmohamed
Автор

Ruunti aniga iyo familka dhaan waan sugnaa meel qodhata ku wada dawanaa walhi sidaa logu sodadaley wey ka muqata mashaa alahaa Abukar mahadi .

saidhassan
Автор

Baxsan waxn jclan lahaa iney walalahed hesho lkn sharif halaag ayba wax kasta qasaya
Waxan rajeyna iney baxsan hesho walalahed salaaman Team Gurmad.🙏
❤❤

UpahMaxamed
Автор

Musibooyinka aduunka iyo kuwa aakhiraba alle haynaga bad-baadiyo 🤲❤

AbdiDaqniGodobdiid
Автор

Jimce, Sabti, Axad buu ku fiican yahay flmku waana idin wadana Team Waxkasta Filo From South Africa 🇿🇦

sucaadibrahim
Автор

Manta wanaga farxisen team filo❤Ramadan ka hor xalqado badan noso deya😊

nimcocumar
Автор

❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤❤❤

mohamedhimilo
Автор

M.a Ramadan wuu yimid halaga faa ideesto quraan aqriska haka badaiyo

CabdiSataar-qu
Автор

inta part 1 ilaa part 70 soo daawanaysay like ii saara ramadaan mubaarak dhamaan team abukar mahdi ❤

asmamohamed
Автор

MashaAllah tabarakaAllah Ramadan Kareem ❤️

aminakhadar
Автор

Thanks, Team Gurmad, team Abukar mahdi waad ku mahadsan tihin daqiiqada aad noo kordhiseen 👍

hamuuud
Автор

Mashaa abukaar mahdi bahdaa akterkaaa waad ka baxsateen filinka cadi mahaa ruunti sii fiican waa xilkas ah losamey mashaa lahaa .

saidhassan
Автор

Waa Filim hormuud u ah Filimada Soomaalida ee ilaa iyo iminka la soo bandhigay.
Farriimo badan ayuu gudbinayaa.

daruurcuratay
Автор

filimka magiciisu wuxuu ahaa filo ana kama fileyn salasa wwww aduun wax kasta ka filo❤😊

mukhtaarsaleebaan
Автор

From USA City colorado❤❤❤we love Bahda Abuukar mahdi

alihuseein
Автор

Shariif halaag yaa Naga celiya please Wana walayaa we need iney isla dhashan Baxsan iyo Maxamed Amiin

Dagan
Автор

ALLOOWSOOMAALIYA
NABADKADHIG
SOOMAALIGALBEEDNA XOREE
FROMJIGJIGA

Fathayusuf-uv
Автор

Yes yes yes jimco iyo sabti iyo axaad waa rabanaaa mr waliba saaas noo sameeya 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

dekoyusuf