FILO PART 64

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
Комментарии
Автор

Saaxiib ka qaar sunta Waa ka daran yahay filo wax badan ey aduunka naga bartay kooxdeena iyo gudoomiyahooda mhadsanidiin kal iyo laab ❤️

muqdishogirl
Автор

In lays aamino iyadoon lays amininba kafiicanba Baxsanuun yanuu halaag dilin😢😢 intakale haysdilaanbe

niciimaahmed
Автор

Maanta waa jimco aan ku salino xabiibkeena scw❤

barliinhaajiaadan
Автор

Aan ku salino xapiipkena muxamad (scw )❤❤

hafsaadan
Автор

Filmka hadey baxsan ka baxdo wuu iga tufan yhy walee😢

Fidhiqo
Автор

Congratulations 🎉900k ❤🎉🎉🎉abuukar mahdi 👑❤️❤️❤️1million coming soon 🤩🤩

riyaaa
Автор

God sireed ha qodin hadaad qodidne ha dheereen ku dhici doontaa ma ogid somali ku maahmaahday good sumaya sirma qabe saab baa biyo u celsho saxiibtaa waad ba ka bilaawday ku xeji labada kale woow😂💃 baxsane ii walalaheedne in is helaan rajeynaa shariif halaagne meysha ka baxo labada family e taajiriinta isku soo haraan😂

simanmoha
Автор

Maalin jimca weye Nabiga ku saliaya SCW 😍😍

ismahaanmohamoud
Автор

Ala dhanaanaatay xiligii cabsida een uugu jeclaa beygaadhay albaskoolada haduun baan qaxwa karsi gali ❤❤❤❤❤ tiimkeygi abuukarow salaan diiran baan hawada kuusomarinayaa❤❤❤❤

Samiya-vc
Автор

Filim qisadisu aad bay u macaan tahay aduun wax kasto ka filo thanks abukar Mahdi jimco wngsan aduun meel kastod jogta asxaapta chanelka ku xidhan❤

HaniithaDiamond
Автор

Waso dhacay guleyso bro abukar mahdi thanks 👍

MaxamedAxmed-yz
Автор

Baldoos waxad u qalantaa best actor 👏 ❤👌

VasavaRitul-cb
Автор

Walee waa run aduun wax kastaa kafilo been ma ahan maanta mida jirtaa wax walbaa filo ❤❤❤❤❤❤

ayanmohamud
Автор

Ow thanks abuubakar mahdi saa codsigeena noogu aq bashay oo 3 days noogu dhigTay ❤

Hafzaaaaa
Автор

Mnta wa jimce nabiga ku saliyaa ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤

manemoustapha
Автор

Walhi filo waxaylo bdn ayey na barty Sida inad nin Ajanbi ka ah adan gurigisa u racin Thank you Dhamntiina ❤

LolyOpppy-itqs
Автор

Baxsan film ka ugu jclhy halaga bixina😢

NimcoMohammed
Автор

Aan ku salino xabiibkena muxamad salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤

leylamaxamad
Автор

An ku salino xabibkena muxamed NNKH sallalahu calayhi wasallam ❤️ sallalahu calayhi wasallam ❤️🥰🥰🥰

raxmiita
Автор

Saan wax ka badala maalmaha nobadiyaa please codsi yaa iku racsan

maxamedaxmed