Wararkii ugu Danbeeyey Weerarka Cad ee Kenya Badda Soomaaliya

preview_player
Показать описание
horufadhi
horufadhi media today
horufadhi media news today
horufadhi media manta
horufadhi media wararka maanta
horufadhimedia
horufadhi wararka
horufadhi news online
horufadhi wararka maanta
horufadhi media youtube
horufadhi media tv live
wararka caalamka 2019
horufadhi media dhulmar
horufadhi media 23 october 2018
horufadhi media turkiga
horufadhi wararka shalay
horufadhi media new zealand
horufadhi wararka caalamka march youtube
horufadhi media facebook
horufadhi media somaliland
horufadhi media somalia
horufadhi media puntland
horufadhi media Dowladnimo
dagaalada caalamka
horufadhi maraykanka trump
horufadhi ilhan omar
horufadhi soomaalida
horufadhi media madaxweynah jabuuti
Horufadhi deegaanka dowlada itoobiya
horufadhi news somali
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
war deg deg ah
horufadhi qatar
horufadhi sucuudiga
khilaafka dowlada iyo
horufadhi geeska
Wararka maanta
horu caalamka
horufadhi وسائل الإعلام الصومال
horufadhi madaxweynaha

These are some keyword suggestions for the term "Horufadhi Media"
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Thanks wr xaashi
Shukran
Alle haku barakeeyo
Somalia guul guul guul 👍

haajarahaajara
Автор

Inasha Allah waa malin jumma. Somaalia weey guuleysan Alloow noo xafid Dowladeena.Nabad iyo Nolal inta jecl hormarka somaalia Amiin Ya Rabi ❤🇸🇴

fadumafarah
Автор

Masha Allah my brother you are right Somali is one we Are One🙏💙👈✌💯✔😱😱😱😭😭😭😱😱😱

habibaali
Автор

Xaashaw ilaahay wxn ka rajaynayaa in alle soo celiyo sharaftii ummada somaliyed adna sidaa wanagsan ee aad dhalinta indhaha ugu furtay waad ku mahadsantahay

goobemohamoud
Автор

Somaliya 💓 insha allah. Guul aya u rajenay insha allah 🇸🇴💖

yusra
Автор

Maanta indha ayaad iifurtay 😍
Guul ayaan kuu rajaynaya 👏👏

saqar
Автор

Allah unaxariisto shihiidadii walaasheen hodan Naleyah, allah janatul firdawz haka waraabiyo, amiin.

abdirisaknur
Автор

Mashaallaah hadalka wariyuhu maha siyasad waa waano aad u wacan oo shacabkena wax ka badalikara

nuurmedia
Автор

Runtii Dawladaan waa dadaashay
Horfadhi Media na waa dadaaleen

cirjoogetv
Автор

Masha. Allaah. Horfadhi Media. Allaha. Idin. Xafiido. insha Allaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

seynabmahdi
Автор

Qofwalboo somali ah haduu fikirkaaga qabi lahaa somaliya waxey noqon laheed sidii hore libaaxii afrika nolow bro 😍😍😍😍

yasinomar
Автор

Masha alah sxb halkaa kawad sxb niyada wanagsan

sulebanqasin
Автор

Libaax baatahy xaashi one day you will be our president🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍 vote for hashi

mrabdirahman
Автор

Masha allah falaqeen wanagsan Mr xaashi respectful wlhi very good horfadhi media

ciilowomarmohamed
Автор

Mansha Allah you right Somalia wa midi gul nabad iyo nolol

nimolord
Автор

Manshallah hashi ilaahay caqaliiga ku dayo

munahashi
Автор

Asc aad iyo aad baan idiin bogaadinayaa walaalaha HORFADHI MIDEA siiba hashi waxaa tihiin indhihii dhalinyarada soomaaliyeed guul iyo gobanimo soomaaliya hanoolaato

omarsscnl
Автор

masha Allah horomar wanagsan dalkeena Somalia ha sareyso cadawgeeda hajabo

welovesomaliawanjeclahaywa
Автор

Maansha allaah soomaaliya guul illahay illaahay nabad gelyo haka dhigo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻✅

qaalihussein
Автор

thxs sxb somalida waad la hadashay
hadeey aqli qabaan

axmadmacalinxusen