Wararkii ugu Danbeeyey Farmaajo oo Dhulka Kujiiday Kenya & Siyaasada Cusub

preview_player
Показать описание
Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribers | Share | Comments | Like
Please follow us :
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Masha Allah guul Somalia guul madaxweyne Farmaajo guul dowladdena Soomaaliyed horey losoco naya ha burburto Kenya iyo wixii dowladnimada Somalia cadow ku ah 💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰😍❤️❤️❤️🦁✊✊✊✊

Amir-Muse
Автор

Waxaan maqli jiray Qaniinsho Qaniinshaa ka Fujiso wexey madaxdii hore garan weysay ayuu Farmaja gartay aaway hee dadkii ku taageeri lahaa.

IchbinRex
Автор

Kenya sidaas wax ugalay weyday Dawladdeenna❤️❤️❤️💯💯💯 💯💯💯❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌺🌺🌹🌄!!!

fatumanoor
Автор

🇸🇴🇹🇷🇵🇰🇶🇦 ii shaa allaah
Ilaahoow caaaawi✅✅✅✅

جامعس
Автор

Walaheena azarpejian iyo turkiga guul ayaan idin

zulthanzakimuuse
Автор

Somali guul insha allah iyo farmajo🤲🏾🇸🇴

munocadey
Автор

Xaashi wll Caqliga iyo cilimiga
Alle haku Barakeeyo

yasminliban
Автор

🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇧🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷 guul ayaan idin rajaynayaa albigaa idinkala jirnaa

sahraomar
Автор

Allah ha inoo guuleeyo dadkeena iyo dawladeena qaad iyo suntiisana doonimayno

arraweellohasan
Автор

Walaal macan ku noolaaw cisi iyo sharaf Aakhirana jano in sha Allaah
Igaarsiya 5k in sha Allaah

mohamedalcadaala
Автор

Ilaahoow Noo Miciin Guushana Nasii Soomaalia Ilashoow Midee oo Qaran Nimadooda u soo Celi

halimodegan
Автор

Qofka wanaagsan illaahay jecelyay aduunkana waalaga jeclaada
Hadaad doonaysid in ay dadku ku jeclaadaan wanaaji xidhiidhka aad illaahay laleeday

naemaosman
Автор

Baga keyntiga xunka si fcn u galnay farmajow si fcn sameysay weligaa hanoogu soo dayn qaadka

zulthanzakimuuse
Автор

Alla ha Naga bad badiyo qaadka meshan waan ku taageyraaa

aliadam
Автор

illaahow somalida qaadka sun uga dhig fool xumo ilko xumo damiir xumo owlaad dayacan intaas O dhib ah qaadka leeyahay

zu
Автор

Kenya sida somaliya u bur burtay allaha ubur buriyo waa cadowda somaliya allaha naga qabto somalida nah allaha qulubtoda haysku soo duwo🤲

xaawojaamac
Автор

Horafadhi media adban ugu mahad san tihiiin sida hufan eed nola wadagaysaan wararka xaqiiqada ah iyo xogta uru san

yasinhasan
Автор

Guul guul madaxweyneheena farmaajo wuxuu mudna yahay dib u doorasho iyo sii xoojiyo kenya iska dhcinteedda🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

abdikadirabdijama
Автор

Sidasa iyo nabadgalyo Somali Somali ✋✋✋👋✋

sanahsanah
Автор

Illaahey guul iyo gobo nimo ha siiyo aserbeijan iyo turkiga guul insha allaah amiin amiin amiin amiin amiin amiin

sadiiqmohamoud