WARARKII UGU DAMBEEYAY DAGAALKII SAAKA KA DHACAY GALCAD

preview_player
Показать описание
WARARKII UGU DAMBEEYAY DAGAALKII SAAKA KA DHACAY GALCAD
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Rabbi ha unaxaristo walalken hassan ture nin muhim ah aya kabaxey qaranka

abdirizakariif
Автор

Khawaarijta we udhamatay alxamdulilah awalba mareykan iyo ingiriis ayaa soo dirsaday
Gaalada wey yaaban tahay
Qashinkii aydalka ku abuureen waa ladhameeyay

Diidii
Автор

Mafahmin wali weerar qaraxyo ku bilawda oo mar kasta laga sheekaynaayo

hooyomacan
Автор

Wariyow muuse biixi goormee kugu dambeysay
Goormaa adigana hubka qaadeysaa si aad ugu adkeyso warbixintada

sulemanali
Автор

Waar horta ralefishanka wariye kale miyaanu lahayn

nasrichannel
Автор

Nimanka boholaha haloga daba tago tulada dhalwo iyo jowle howdadka u dhow dhow

mustaxiilyare
Автор

Marka dagaalkii xawaadle laga reebo Awalba cidi lama dagaalamin ee meeshey kabaxan ayaa laqabanayey, waana lafilayey hada laba jeer isbyuc gudihii ayey sooweerareen askartii oo laayeen

mustafemaxamed
Автор

Ma fahmin wali al shabaab miyaa loseexnaa markasta mase waa arin lagu luminaayo ciidamadeena somaliyeed ma fahmin wali wallaahi

hooyomacan
Автор

Mashruuc aad moodo inuusan dhamaad lahayn ayaa Soomaaliya kasocda. Gaadmo ayay hiirta waaberi kulasoo kalahayaan dadka. Ilaahay idin tirtir maxaan nacay warkooda kuwaas.

Tasniim