*Dhaanto Cusub | Qoraxey | Axmed Budul

preview_player
Показать описание
Subscribe if you want new videos in your subscription box/email

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Qiimihiyoo Gabdhaha Qaayahaba lehee Qoraxeey ku nool waan
Qadarinayaa Dhaanto iyo Badh iga dheh

ninbanaandegay
Автор

Gabar hoyaded tahay Ogaden abahed majeerten yahay jecelday ❤😰 blase waxan darema ine iga fuganeyso 😰😰

Hakaar
Автор

Qoraxeey way iga gadantahay reer qoraxey cimaamadoda wan tuuray from jubada hoose
Wiil gaaljecel oo idin leh noolaada

saciidsuleiman
Автор

Gobta dhaladkaa ah wan ka gursan from galmudug🇸🇴❤️🩸

princessofjanah
Автор

Qorexeeheey Barwaaqada waa loo qiroo
qaaradeenoo dhanbay ugu qanisan tahay
Axmed Budul Wiil Hoog Banaan degay

ninbanaandegay
Автор

Qunayaaal baarqab xidhan oo qardhaas leh baaa
Geeela qoodha badan lagu qoojiyaa
From Daraawishta

sayidkaofficial
Автор

5sano kadip hestaan aaan daawanayaa waa iga Gadan thy❤🔥

galadxassa
Автор

QORAXEY GOBOLKII MUSTAQBALKA REE OGADENIA love from NoGob daawo

aadanecabdi
Автор

Faanaan buuxa iga dheh tan waaa raashin dhaanto way dhaaftay yanci darajadii dhaaannata korbay udhaaftay viva budul

xiinfiniinwiilmaqabul
Автор

Meshii aan ku dashe qoraaxeey Jano
Waan taan dadkaa dherehee m.a❤❤

Shujaac_gaming
Автор

Oogadeen isu soo baxay waan idin jclahay from isaaq

MaxameddubeCarab
Автор

Masha alaah qoraxey wan jeclahay axmad budul codkado macn wayo wan u xiisay runti

abdallachannel
Автор

Qaradeno dhan bay ugu qani santahay my native home 😍

ahmeddrake
Автор

Oheeeey oh xuduntaydaa ku duugan. Q dahar 😘😘😍😍😍🙏

miss.hamdinur
Автор

qoraxey. barwaaqad. wa loo qire qaaradeeno. dhan bay uqanisan. tahy woo mansha allh Al loow Mar uun qoraxey oo nabd aan ka dhaan teeya

wardaxidigtaqoraxey
Автор

Gobta dhaladka ah waan ka guursan insha alaaah FROM SOOL

sayidkaofficial
Автор

Waxan kudashe JUBALAND lkn waxa kasojeda qoraxey jano waligey nh matagin xiso goni uqaba illahow nabad iguge shulkanagi❤❤😢

NimcaaMahamed-xumg
Автор

Dhaantadaan dhageysigeeda Kamaba daalo❤ I love qoraxeey iyo dhamaan shacabka somali galbeed 🤍

Mohanjb
Автор

Qureeshtii qoraxey baan ka guurdasey and my reer ayeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

kowsarhassan
Автор

wan ka helay dhaantadan qoraxay from buuhoodle ❤❤❤

abdinasir