Dhaanto Cusub | Qabri Dahare | Khadra M Xirsi & Cisman S. Xirsi Jagnaa

preview_player
Показать описание
Subscribe if you want new videos in your subscription box/email

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Qabridahar Anigoo tagin ilahayow ha i qaadin because waa mesha ay ku dhalatay xaaskeyga mustaqbalka qalbigaan idin kasalaamaya ree qabridahar from gedo Somalia

abdirahmanyare
Автор

Ogaaden waa idin taageeraa daqanka noohaaya aniga ogaadena maahi lkin wan jeclahay runtii aniga waxaan ahy hawiye waana idin jeclahy guuleysta waligina💯💯❤️❤️❤️

khandhoofficial
Автор

Wllhi dhaantadaan waa jeclaahy isma celin karo markaa maqlo allow dhulka soomali galbeed ii kas inaa tago from xamar❤

miskimire
Автор

Dhaantadan wakhtigaan dhagaysan jiray arday baan ahaa maantana waxaan ka mid ahay fanaaniinta somaliyeed wuxuu rabi ku qoro seegi maysid marnaba

haldoormusic
Автор

Quruxdii gabdhaha
Qabri-dahar janiyoo
Qureyshtiyo dhashii
Qoraxee baa tahoo
Qalanjoo xaggee
Kugu qarin jireen

eng-mohamedmohamudahmed
Автор

Dhanto mcn waqti aan aad U jeclaY way jirtay wlhi manta soo noqday 2023 qoray jecliya from Muqdisho 😊❤

CiilowYare-dtif
Автор

Dhaaantoyinka faninta tan baaa ka jeclahay o marka fursad heystaba ku raaxeysta waa laba fanan o cod mcn bahda caweyska Mahadsanidin adinka ❤.

mahadabdirashid
Автор

Qoray jecliya 16/ 8/ 2021 ban xebta kismayo ku dhageysanaya rer qoraxey is mujiya

huud
Автор

Khadra, sanad walba ya dhalinyaro ka dhiga!😍😍

qathrahussein
Автор

Dhaantada ugu jeclahay love ogadenia from hawiye❤

Kaysegamer
Автор

Gobta reer Ogaadeen ka guursaan lahaa.
Hello ogaadeen girls ❤

Quruxdii gabdhaha Qabridahar Janiyo Qoraxeybaad tahaye
Qalanjooy xagee kugu qarin jireen.

dhabahaye
Автор

Afkiina caano lagu qabay huuno nolada i miss u

yasminjaceylka
Автор

Qabridahar Ayan kudhashay khadra na walaidhahaa😱😱😱

imkhatray
Автор

Caweyska Dalmatian.correction..warrrr this our Beautiful Culture bro.why can't our women wear traditional clothes..

djlucky
Автор

Dhaanto cusub axmed budul Dhaanto khadar Maxamad LVUY Jacal and dheeman macan ❤❤❤❤❤

KhadaRMaxamad-wy
Автор

Ogaadeenya ha xorowdo
Insha allh
Waa dhaanto qurux badan
Dhalintana sidoo kle

muxuboxusen
Автор

Mashaallah Ogadeen Boqortoyo wan ku jeciahay 🥰🥰🥰🥰🇬🇲🥰🥰

halimamahamed
Автор

Wlllhi dhantadan weysaqday jaceylka ah xasus aya ligu biray

yacqubmohammed
Автор

Inta TikTok ga kasoo aragtay like isoo saara

a.abdalla
Автор

WOW wow thank.lets reclaim our Culture..thanks Casey ska..true patriot/hero.bro

djlucky