SIDEE FOREX REAL ACCOUNT LOO FURTAA (PART ONE)

preview_player
Показать описание
muuqalkan waxa uu kusabsanyahay sida loo furto akoon forex wadada ugu fudud uguna gaaban, muqalkan wa kan 1-aad muuqaalo taxane ah oo laxiriira sidee loo furtaa real account forex dawasho wacan

⏩Linkiga wakan

⏩Kusoobiir Telegram channel kena
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Sxb part 2 lasoo dhaqso waa ka Soo daahdee

mohamedabdirahman-bw
Автор

Thanks pro ❤sida charts candles loo akhriyo ayan rabay inaad muuqaal nooga samayso

BasjirHassan
Автор

Sxb waa mhadsan thy Ani faido bdan kaa hely wllhia sxb Ani 1m waa kugarsiin lhaa hdaa awoodo guul kurajynayaa sxb Ani mudo 6bilood ah bann forexs wdy hdaa real account rabaa Inan furto part two waan kaa sugynaa lsoo dheree

AbdixareedAli
Автор

Noocyada candleska iyo waxay tilmamayan

BasjirHassan
Автор

ustaad real account iyo challenge account keeba ficn

AmiiroAli-tu
Автор

Midakale ustaat pam account muxuu faido leeyahay kasoo hadal

MohaFilims
Автор

Sxb waxaan ku wareray sida eyushaqeso shirkada APEX TRADER FUNDING waxaan jeclaan laheen in aad video nogasameso ❤❤❤

Yaaska.
Автор

Ustaad wixii dhan waan dhameeyay lkin waxaan rabaa inaad iga caawisid qofka kusoo wacaaya markaad dhamaysid talaabooyinka hadaadaan aqoon english maxaa xal ah

aadamciise
Автор

Lacagta preceft money mana Laga dhigan karayn

AmranMukhtar
join shbcf.ru