Heesta Marwo Codki Xasan Gacan HD

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Most underrated fanaan. Xasan waxa uu ka mid yahay fannaaiinta ugu codka wanaagsan Soomaalida, nasiibkiisa muu helin heeso badan oo uu ku luuqeeyo.

Dhanka qofnimadana, Xasan waxa uu leeyahay dadnimo iyo qodnimo aan cidna la wadaagin. Noolow Xasan.

mustafaaden
Автор

This song touching my Heart 😭
December 2020/20 War Hada iga dabeso Like hayla dhaafin

Haka Baqan Gacmha madhan Tii ilahayba maqane Amazing song 🌍❤

abdulhakemaditya
Автор

Still listening 🎶 2023 .... 1995 ayaan bartay xasan gacan oo waagaas jaad leh ahaa hargaysa, aniga oo dugsiga dhexe dhigta stander 5 ahaa, xaafada goljano markaan ka imaado ayaan sii hor mari jiray, waa fanaan ehlu diin ah wanagsan, markii danbe waanu is baranay

aidarusyusuf
Автор

1995 aragiisa barashadiisa magaciisa iyo maqalkiisa iigu horaysay isaga oo markaa qaadle ah isaga iyo maxamed bursi anaga oo markaa dagan xaafada xawadle dagan iyuu kaban aad u macaan tumanjireen isaga iyo inamo adeeraday ah oo markaa fasax kaga yimid Qadar Doha from that day ilaa imika aad ayaanu isku naqaana waa nin mutakar ah ehlu diin ah fankana aad u xiiseya hibana u leh

alihassa
Автор

Chilling with da song while cooking just for me just finished my studying. Viva Somaliland 😘

amyann
Автор

My ex love baa heestan ii barey....aduunyo waa saas...qof aad is lahayd noloshada dhan weye hdana aadan ogayn meeley ku sugan yihin 💔

saynab
Автор

Intu marinku xiranyahay muska ooda laga gurin mar uun ila sug caashaqa anba waygu mara
2024 waqti aan ku suganahay ereyadaan inkasta oo aan ku kalsoonahay mataantayda❤

Iaka samir mar uun tii ilaaheybaa maqan

maxamedxuseen
Автор

Meher yaanu kuugu dhicin🥺🔥 Qalbi hadlaa qoray walee intaa

Zaynab_
Автор

Woow muruq iyo nin malaa ina kala maquurshee meher yaanu kugu dhicin wixi legend heesta aad ayay u fahmayaan waxay ka hadlayso ' ani wabay igu socotaa sida xadiiska ?...

mustaferays
Автор

Heeskan micno weyn ayee ku fadhisa qofkii fahmi karo aya micnaha yaaqana beautiful song🔥

alifyare
Автор

I was looking for another song and got stumbled upon this amazing song tht I totally forgot about it in a while
May 2023 still going❤️

hamzeseid
Автор

YadhegYzta 2020 aniGa inaY ikuzabzantahY lamoda😢😢

mounakaapah
Автор

Waaw reer soomalialnd waa waxay soomaali idiinka hari ladahay

alishalove
Автор

Ereyadii cabdi iidaan faarax Alle ha u naxariistee

ahmedakhyaar
Автор

Waa sanad susub 1July 2022 incha allah sanado badan alle hayna daayo

cashanura
Автор

Hestan hapenka live ka horn wn dawanyay ilaaa 2020 wn dhagaystaaa 😘😍2020 like

paded.
Автор

cawa ayaan nasib u yeshaY inin dhagysto xald ayaa igu kaliftaY😢

najuuu-
Автор

Rag ba fadhiya aad modo inu shuban biyod ku dhacay lakiin imika is bedelay ba jogaa

ugbaadsaid
Автор

Waa sanad cusub 2021
Insha Allah waxan rajayn sanado kaloo badan in alle farxad inagu gaadhsiiyo

asmamaweel
Автор

Hagabaqn gacmaha
Madhan iskasamir
Marunoo tii illhay ba
Maqan❤❤❤❤😂😂😂

CabdiraxmanAxmed-xt