FILO PART 52

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waw sabrin quruxbadanaa mashalah. walaashay sabrin sidu ilahay quruxda kugu wanaajiyay nasiibkuna hakulajiro.ilahay nasiibkaaga iyo calafkaagaba hawanaajiyo adigaa iyo gabdhaha somaliyeed oodhan

mohameddayib
Автор

Jimco wanaagsan dhamman team gurmad iyo umadane soomaaliyed .
Mashaallah
Filo iyo xasaaski shariif oo daagalamay yasir ale.

sidiabukar
Автор

❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤❤

mohamedhimilo
Автор

Inta part 1 ilaa 52 la socda ❤ ismuujiya😊

mariahruun
Автор

Omg yees team Somalia welcome back I am so happy today 😁 and jumuah Mubarak guys 🤗

RidwanAfrax-iqwv
Автор

Ilaheyow waalidiinteena qadaabul qabriga ka xijaawo amiin yaarabi

AwesCabdulhi
Автор

Manta wa jimca badiya saliga nabiga SCW. اللهم صل على سيد نا محمد

ibrahimshide
Автор

Ilaheyow waalidiinteena unaxariisto janatul fardowsa allha ku bishaareyo amiin yaarabi

AwesCabdulhi
Автор

illoow muradkega iyeel adaa qadire allahuma aamiin yaa rabi raxmaan 🤲 😢

dahranbintixuzein
Автор

Ilaheyow muslimiinta oodhan meel walbo eey joogaan ku amaansado amiin yaarabi

AwesCabdulhi
Автор

Woow mansha allah waa naga farxisay Abukar Mahdi thanks Somalia koxdan waa u xiisnay dhamantena

Kingzayon
Автор

Filo filo filo kafilo aduun waxkasta kagilo Gurmadna filim ku qaciya kafilo where is boss bass Xarfantada uga so celi Xasuusta...
. AJ....hala bafiyo ku lahaa hooyo shactaroolaha K.Gurmad long live allll of them...13..January .. 2024

MoMaafia
Автор

Thanks team filo❤❤❤waliba qeebta muqdisho aad u sugeynay 😊😊😊😊😊Thanks jilayaasheena

ninmadownaagtiisa
Автор

Sharmake iyo mama arliyo waa funny😂 well done guys ❤

nimco
Автор

Wiif jug filmkygi aa so dhacy ❤ mahadsanidiin abukar mahdi 😊❤ jabuuti kaso salamaya wll❤

manemoustapha
Автор

Ilaheyow umadaada umaciim ugargaar unaxariisto amiin yaarabi

AwesCabdulhi
Автор

Muqaalkii u danbeeyay waxaan ku dawaday puntland qardho kana caawa waxaan ku dawanayaa itobiya dds godey gacalo ❤❤❤❤❤

khalidabdi
Автор

لَــعَــلَّ نَــرجـوا والـرَّجـــاءُ يَـطـيــبُ
يـا شَــوقُ رِفــقَــاً فَـالـفُــؤادُ يَــذوبُ

عَـبَـثَـت بِـهِ سَـكْـرَ الـدَّلالِ وأعـرَضَت
فـإذا الـضُّـلـوعُ تَــلَــهُّــفٌ وَوَجـيــبُ
🥀🖤

biiwayecb
Автор

Mogadishu back to stage I’m so excited pls give us more content 🥺

pp___baasidahmed
Автор

Ilaheyow falistiin ugargaar umaciim ku amaansado amiin yaarabi

AwesCabdulhi