CSS Full Course - Somali - Qaybta 1aad

preview_player
Показать описание


Chapters
00:00 Hordhac (Introduction)
15:48 Selectors
27:03 Colors
32:47 Background
37:50 Borders
43:31 Margins/Padding
48:30 Width/Height
52:01 Text

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

thank you Ustad wlhi wax aaanan kafahmin macalin kayga jaamacada Ayaan kaa faaiiday

abdi_
Автор

Mid macalin isku sheega oo jamcada noogu dhiga oo ciyaal ah wlhi inaan xabad ka fahmin hadana xabad aanan fahmin ma jirto thanks ustd

husseinyousuf
Автор

Maasha ALLAAH, macalin جزاك الله خير الجزاء وأحسن الله شأنك وأدخلك الله جنت الفردوس
Aamiin

pered
Автор

thnkxxx wlll wlhi wxaad i fahansiisay si ka fiican siduu macalinkaygu ii fahansiiyey alle haku barakeeyo

NaciimaaAhmed
Автор

Mahadsanid duraal ali after 3years baan ka faaiday

sulaymaanqaanuuni
Автор

walalayaal aniga markii hore wan isku xiri wayay kadibne saan baan astacmalay
<link href="style.css" rel="stylesheet" type="text/css">

hope, this helps someone

Born-unique
Автор

Masha Allh illahay ha barakeyo caqliga wll

mabsuudofficial
Автор

asc our dear teacher Mr. Duran first I'm greeting the best greeting that is Assalumu caleykum after salaam i want to ask you my vs-code that installed in my computer it's not appear go-life show how to display? thanks

omargaas
Автор

Ustaad adoo jQuery kahadlaayo maku arkine kasoo hadal plzz ustaad waa iga codsi jQuery ban bartaa

abdirahmanabdiazizgesey
Автор

Duraan Ali sxb Horta ma Computer Science miyaad ka bartay jaamacada ?

Khaatumo
Автор

Cashirka dicemal to hex inoo faidey zxp

C league example lo waa mahiib

Inta ila qabto love ii sar

nuurcali
Автор

Waa maxay editor ka aad isticmaashid? Thank you for your supporting .

anasshiqey
Автор

Asc macalin duraan sideen ku heli karaa koorsayada Html iyo Css cashiro dhamaystiran

abdirashidhussein
Автор

Asc ustd waa marki igu horaysay an so galo css courskan oo dhamystiran xge ka halee vidoe yada way isku kay yacsanyhin

farxiyahasan
Автор

Waxa aaad taqaanid maleh dadka ha lugoyn

yahyeabgal
Автор

bro, can you explain to me, we have a background of 100vh as a segment, then over the background goes the image on the left side and the text on the right side. when the screen is reduced, the text goes under the image. how many giants do we need to have and how do we position it. I can't learn positioning and responsive design at all. if you can help me, or send an example where I can look at it

vujadinovicc
Автор

Mhdsanid ustaadow SQL Inaad mar ino bilawdo Software kisana igu cawiso rabaa hadad awodid mhdsanid.

ayubalibarre
Автор

Asalamu dhamaan asxbaata waxaan igu adkaaatay inaan html iyo css ka inan isku xiro, anigoo step kasta raacay, ee maxaa iga qaldan ?

mohamudali