CASHAR: HTML and CSS Crash Course 2022

preview_player
Показать описание
Koorsadan waxaynu ku baran doonaa labada tiknology ee website dhisida u ah udub dhaxaad la'aantoodna aan la dhisi karin website si habsami leh u shaqeeya ( HTML and CSS ).

Casharkan waxaa loogu talo galay qofkasta oo jecel inuu barto qaabka loo dhiso web applications ka isla markaana ah bilow ama wax aqoon ah aan u lahayn, sidoo kale waxaa koorsadan qaadan kara cidkasta oo ay wax uga bilaaban yihiin HTML ka iyo CSS ka balse u baahan inay horumariso aqoonta uu u leeyahay labadan tiir.

Ugu danbayn waxaynu ku dhisi doonaa website ka shirkada Apple ay leedahay si casharada aynu baranaynay aynu ugu eegno real world projects ka sida loogu dhiso.

VIDEO CONTENT
0:00 Hordhaca Casharka
3:00 Waa Maxay HTML and CSS
08:54 Full Stack Web Developer Technology
13:38 HTML and CSS Resource and Tools
19:15 Basic HTML Tags
1:28:13 Basic CSS Style
2:42:14 Building Apple Website
4:07:27 Gabogabo

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

3bil ka hor hadan dawan lahaa muuqalkaan caawa ciil ma Qabeen
Thank you 💓💓😊

Roro__ruun
Автор

Masha alah Ustaad waxaa tahay qof karti leh xirfadeedna leh waxa dadka aad baraysi runti HTML, CSS barashadeeda waa igu adkaatay maadaama aanan helin sida aad usharaxayso qof usharaxay oo kale Channelkaaga markaan ku soo taxmay runtii si fudud ayaan ufahmay ustaad. Keep going ustaad sharaf iyo karaamo🙏🙏🙏

Abdirahman-shire
Автор

Thanks ustaad cilmi badan ayaan kaa bartay ilahay haku sharfo.

maxamedkhadar
Автор

mclin in aan mar hore ku barto aheyd wlhi sacaan wax badan ii qabsami lahaa masha allah alla cilmigaaga ha kuu barakeeyo
love you man

wzali
Автор

Wllhei maanta waa farxay markaa arkay course aan inbada dad aanan afkooda aqoon aan daawan jiray oo isagoo soomali lagaga hadlayo helay ma aqaan waxaan ku idhaahdo lkn illahy waxa kaaga baryaa sidaad wakhtiga muhiimka noo siisay in alle si dagdag ah kaaga abaal mariyo🤲🤲🤲

aftaxcabdi
Автор

Ustaadi sawaridaas aad ku dhiseyso website-ka apple xagee ka heli karaa si'aan ugu practice gareeyo

ibrahimabdirashid
Автор

Mashallah
Runtii waa cashar aan aad u raadinaaayey waye ustaad
Mhsnd Allah ya cizak

Suumaalacademy
Автор

Mnsha allaah ustaad thanks cash aad muhiim ah ayd soo diyarisay ustaad xageen kala soconaa waxyaabaha ku cusub technology

amiinloxos
Автор

Mahadsanid ustaad waxbadana ka faa’ida

cllaahidhuryaan
Автор

Mhdsanid zxp wa cashar muhiim ah oo radinaye wlhi aad ban kaga mahadnaqayay

ataayfamily
Автор

thanks ustad ilahy haka abaal mariyo waxan k codsana more coding language ina no so gudbiso si an u noqono professional web devlopres

gainwithme
Автор

Waa cashar muhiim ah lkn hadi responsive ka dhig la is idhaahdo aad ayay u adkaynaysa aya filaya nidamkan ad wax u qoraysaa ee hadi aad ad responsive ku dari kartid nala wadaag Mahadsanid

ahmedsaed
Автор

Runtii waa cashar an inbadan radinayiyee

LakiXaaji-yj
Автор

Macalin waad mahadsanthy waxan kaa codsan lahayn inaa adope photoshop crash course kasoo samayso adoo itix galinaya codsigayga

sulayman
Автор

Ustaad aad baad ugu mahad santahy casharkan wlhi aad buu muhiim igu ahaa waliba wakhi fcn ayn helay
Ustaad haday macquultahay basic javascript inoo soo diyaari inshallaah

amiinloxos
Автор

Ustaad waad mahadsantahy Sifican baad noo deeqsiisay m.a.
Course kan oo Lesson lesson ah mahelikaraa Ustaadi.

aadanabdi
Автор

Mahadsanthy ustaad, waxaad kuso dartaa course sada sources ka ( sida images-ka) wiliba folderka ah assets ka🙏

aishaabdi
Автор

macalin waxaa fiicnaana laheed inaa codka github noosoo galiso

YoutubeBotka
Автор

Ustaad waxaad Ka Soo Hadashaa Adobe charecter

mahadsanid 🥰🙏

Diyaaro
Автор

Asc ustad aad baad umahsanthy. Xagen kaheli karnaa fileska sawirada

HamzaOmar-uw