Subxanallah- Wiil si toos ah u Aflagaadeeyay Sheekh Mustafa iyo Sheekha oo Jawaabtiisa lala ilmeeyay

preview_player
Показать описание
#Sheekh#Mustafa#
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Yaa rabi sheikh mustafe oo kle igu arsaaq isagoo kalena dhabarkayga kasoo saar

HaboncabdiHabonindho
Автор

Ilahay hku sharfo sheikheena sheikh mustafe aad iyo.aad kuu jecelnahay ilahay hku xafido

mssaizhabuley
Автор

Alle ha ku siyaadiyo dul qaadkaaga sheekh Mustafa

farxiyacumar
Автор

Rabi ha noo xfdo sheekh musdafa casharada ayanka baranaaye allow noo dhor aamiin yaa rabi

naima
Автор

Sheekh mustafe allaa ha xafido isga iyo culimada kale ee islaamka ahba

khadarkhadar
Автор

Masha allah sheekh alla dartiis ayaan kujeclehay allaha haku xafido sheekh mustafe

sahrocalicumar
Автор

rabbiy hakaa xijaabo shayaadiinta yaa sheekh

xaliimoabdullexasan
Автор

Alaha xafido sheekh mustafa xaaji ismaaciil haruuun aduuniyo akhiraba

nimconaasir
Автор

Sheekh mustafe runtii ma gayo, in sidaa loola hadlo waayo waa sheekha ugu xanafta yar ama ugu gafka yar marka culumadeena loo eego, maso garanayo wuxuu wiilkaasi uga jeeday hadalkiisa

abiibhashi
Автор

Allaha haku xafido Adun Iyo akhiraba sh mustaf

faadumojaamac
join shbcf.ru