NAAG RABTO FUTADA IN LAGA WASO SUBXANALLAH

preview_player
Показать описание
NAAG DHAHDE FUTADA IN LA IGA WASA JECLAHAY 😱😱😱
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Xaal ka ma wuxuu maraya in Ilaaheey subxaanahu watacaalaa baryadiisa dheel dheel Laga dhigto? Ilaahoow waxaa Nahay umad dhuntay ee Na hanuuni. Yaa Rabbi🙏

abdarazakahmed
Автор

WALAASHAY ILLAAHAY KA CABSO ADUUNKAN WAA MAALMO KOOBAN kulugeen waxaan ku dambayn doonaa qabri cidhiidhiya qofkii shaqaystay shar wa la siini. Waxa uunu heli cadaab kukul illaahay ayaan kamagan galaynaaye markaa walaashay ilaah waa raxmaane u toobadkedn qofkii kayr shaqaystayna

CabdishakuurKhadar-tkel
Автор

ALLAHAYO SOOMAALI WAA DULOWDAY EE NOO SOO CELI ADIN BAA DHACAAYEY ALLAHAYOW NASOO CELI ADAY GACANTAADU WAYENTAHAY SOOMAALIYEEY AAN DUCAYSANO DUCADAA RAASA MAAL AH.

somalidaacadah
Автор

Naa wll xishood oo illaahay ka cabso hadaan gabdhihii somaliyeed nahay waayadii u dameeyey maxaa xishood la aanta na dhigay

lakimoha
Автор

Ilahow kucaafi +Ilahow kuso hade Aamiin 🤲

BahjaAxmed-utqr
Автор

Maxishooto xasuuso wall aakhiro
Inayjirto💥💥💥

xawocumar
Автор

Wll ilaahay a cabso oo guur xalaala raadso ..dadksn aad xumaantaada usoo diraysaana ... xumaantaada uunbay sii faafinayaan ..aadbaad u quruxbafan tahee intaa fuluus haka raadin ..toovabkeen wll oo alow nin hagaagsan isii dheh ..

abokorsheikhhusein
Автор

Gabar Somali ma sidan ba u dambeysay, CEEBEY TACAL

abdikadirahmed
Автор

Waa zaman akhir yaa rabi noo danbi dhaaf🤲

zakamazaki
Автор

Rabiga kabaq wlle hadhaw wax kudabeyo ma ogid ee wlshy mcn Allha haku sohadeyo

SeadaMakonan-vynp
Автор

U duceeya allah ha soo hanuniyo..xaqa allah ha tuso

HassanMohamed-upyh
Автор

WAR ISKU XISHO. WABA QURXON TAHAY SIDA DA NIMANKA. KIGU JECEL YIHHIN😮 E ISKA AMUS CEEB😮

zahrahassan
Автор

Subxaanllah Abaayo illahey ka cabso. Aduunyada waa wax yar Allihii ku abuurey oo sharaf iyo cizo ku siiyey oo hadana muslim kaa dhigey. U toowbad keen. Vedioga is ka bixi Alle toowbada waa aqbalaa. You never know that you are reaching tomorrow. Wali waa noo shahey Alle u noqo.

deqamohamed
Автор

Naag kibitey YouTube kaaga waa qashin adigaa ka daran dadkaan Illaahey haku soo hanuuniyo!

SR--BOND
Автор

Naaa walaaley ALLAAH kacabso. Oo umadda ishooda ha, iskusoojeedinin inta isasooqaawido ood quxdaada banaanka keento salkaaga ha ubandigin

AliAdan-ij
Автор

Hablhii sharaf talahaa ee soomaaliyee masidanbaa udabaysay

waaniye
Автор

Subxaanalaah rabi haduu harun kuu qoray ha ku hanuuniyo hadaan laguu qorin rabi ha naga kaa qabto aamiin

sahraawmuse
Автор

Yaarabi gabdhihii sharafta lahaa soomalida ayaa saan maa udamvaysay shalay live mid carab dhahayso iguurso waan kujeclahay waan arkay

سميهاسماعيل-طب
Автор

Wet bugtaaa miskiintan dad qabsada malaha miya?

Black-Stone
Автор

Qado qado Qatrosliina liina wadajir muqtishooy xalaaloo buuxdo Yartayarta oiriyareey marwodumaroo Qiimobadan Soo dhawoow badanbadan Qado xalaaloo buuxdo akhiroooy akhiroooy iyo duniba E tabaarakalah dagan fariidad Rayxaaneey RasmiYEy Lagufarxeeeey

FarhiaFarah-wgqe