DAAWO - Booqashada Madaxweyne Xassan Sh Maxamuud Ee Jigjiga 'Waxaan U imid Inaan Khibrad Kororsado’

preview_player
Показать описание
oo Booqasha Ramsi ah U gaadhay
Magaalada Jigjiga Xaruunta Maamulka DDSI Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay,
Waxaana Garoonka Uga Hortagay Xubno Uu Ka Mid Ahaa
Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar
Iyo Gudoomiyaha Xisbiga (XDSHSI) Mudane Maxamed Rashiid Isaaq,
Madaxa Xarunta Dhexe XDSHSI Mudane C/Casiis Maxamed Cabdi,
Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya
Cabdixakiin Cigaal Cumar, Wasiirka Ganacsiga
DDSI Mudane Khadar Abdi Ismaciil Iyo Mas’uuliin Kale..
Booqashada Madaxweyne Xasan Uu Maanta
Ku Tagay Jigjiga Ayaa Lagu Sheegay In Ay Tahay
Sidii Uu Kulammo Ula Yeelan Lahaa Mas’uuliyiinta
Maamulka DDSI; Iyadoo Markii Uu Tagay Magaalada
Jigjiga Isla Markiiba Kulan Irduhu U Xiran Yihiin
La Galay Madaxewynaha DDSI
................................................................
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
…………………………………………………
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

yahuu alxmdulilah Allah inaga reebay hassan shekh. geese Candida iyo dalkisa jacel says Allah Nadal inooga dhiigay umada somaliyeedna waxaan rajeyna inaan garaab istagaan frmaajo

fartounmohamed
Автор

2024 HSM oo iska dhigaa WADDANI taariikhdu ma naxariisato !!

BEERYAHAN
Автор

xoolahan filinkiisa waa dhamaday wixi xabasho daba dhilif u ah ayagaa ka shalaayi doono one day insha allah

hogaarmedia
Автор

qofkii cuqdad hayso ha dhinto soo dhawaw madaxweyne Hasan sheik, D.D.S.I.

aydidmahamed
Автор

doqonta Ethiopia dadkii dabo raaaacay miyaaaa wax ka korarseeenaaa hal cadaw ayaaa leeenahay waaana xabashida shiiirka badan

kafdh
Автор

xasan sheekh maxamuud boshadaan waxey cadeysay Qima xumidiisa In umad soomaliyeed ooladulminayo Inuu kufarxo

cabdinuurmaxamuud
Автор

itoobiya waxaa saaxiib la ah inta waxma garatada ah iyo dabaqoodhiga sharaftoodii iibsaday itoobiya iyo somaliya waxaa kadhexeeya waa cadaawad ee maxay ku hadli qushaashiintaani uf uf uf fooqal uf

ahmedhussain
Автор

waa su aale dadka somaliya maxay uga xumadan marka DDSI laso hadal qado anigu yaabee somalida jabuti ma hadal qadan kuwa kiniya ma hadal qadan mays tidhi DDSI wayka xunyihiin Awoowgiin lanaar moriyaantiyey somalida Ethiopiå waa hal qudha wixii na daneeya ayaan danaynaa kii kale cudurka haya wuu la dhiman oo qudha

sudayss
Автор

war nikaan wadan ithopia ayuu gacanta u geliyay ee naga qabta

cismaanxasan
Автор

ufff wuuu necebeyy wlhi maaa kuwi Ethiopia wasi jiren adeen uu aday anago ah wadan dhaan sharaf leeeh fuck eithopa iyo dawa delefkoda

Myworld-dnnt
Автор

WAXAAN LA YAABAA SOOMAALIDA INTA XUN KA SHAQEEY NABAD IN LA HELAA JECLEEN QABIIL NA MAR WALBA KA SHAQEEY NAYA CUDUR KA IDUKU JIRO ILAAH HADIIKA CAAFIYO

ubahkacaan
Автор

kanaa dagay kanana iilaaban kan laqarinayana weer qotomo weeye soojog laga waayo soojifo lacag dadbey cagta gelisay caqligana kaga lumay

ak.-
Автор

allow umada labadan ka ka dhawr umada waa laba mavia oo kala daran midna waa hawiye midna waa daarood allow umada ka dhawr umada

azlmcl
Автор

inta qoraalka xun qoraysa fadlan wax aan wanaag ahayn ha qorin,
arxan darro iyo xishma darro ayaa nahaysata

glm
Автор

cajiib kilinka lixaad ayaa rumowday walee

maymunsed
Автор

mumtaz walal dadka qalbiga ayaa loo dhisaa

zahuurqalanjo
Автор

iidoor ku haday wax kasta haku had. la an danbi. malaha ayaa haboon ahaa. dhaama

ahmedfunny
Автор

WAXAAN LA YAABAA SOOMAALIDA INTA XUN KA SHAQEEY NABAD IN LA HELAA JECLEEN QABIIL NA MAR WALBA KA SHAQEEY NAYA CUDUR KA IDUKU JIRO ILAAH HADIIKA CAAFIYO

ubahkacaan