XOGTA: Putin oo Dil ka badbaaday | Sacuudiga oo Doonaya Baytarkhtar TB2 & Wararkii u dambeeyay |

preview_player
Показать описание
#MARACADDE #SHOW

Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Masha allah madsanid mrcde, show in badan wan kula_socona wax badana wan kaa fa'idnay xogaha muhiimka ah adnosoo gudbiso wad ku, mahad santahay shukran wll

abdullahiwaddani
Автор

Masha allaaah sxb waad mahadsantahay sida wararka noo so gudbinee

master__fanax
Автор

Beenta Reer Galbeed wa lgu yaqaan wargey wayeen ah woodta💪

mukhtarmaxamed
Автор

Dastuur waa shareecada rabi. Sida aad ujeceshahay quraanka akhrintiisa iyo iskudaaweyntiisu ujecloow inuu noqdo quranka iyo sunada dastuurka xukumaayo dalkeenu. In sharci lagadhigto Quranka ayeey hormar iyo cadaalad kujirtaa luguna walaaloobayaa rabina noogu naxariisanayaa
أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ

aanulaabanoshareecadaraxma
Автор

mahadsanid maracade putin yaa sku dayey iney dilaan sacudigu mayan ayuu bey raqtar vt waayaab

axamedmaxamed
Автор

Imisa jeer ayuu kabadbaday
Muutin dilka lala damacsanaa

abdirahmansheekh
Автор

Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤💔

muuminchannel
Автор

Fadlan maracade warka so sheega mesha aad kaso xigaten hadi kale sheeko ayuu warkinu iska noqonay

kilastube
Автор

Walee ninkan putin layirahdo dad badan aa kacaraysiiyey

ibrahimsheikhcabdiwaxid
Автор

subaxanalah reer galabedeka dhagar toda wadanaki aan aan werararin musliminata waa waa jirana yihiin hadalakan waxay kawdan inu Putin jiran yahay ilahow dhagaratoda naga badabadi

ruqiyadihad
Автор

Maanta waxad no so gudbisay beentii dacaydii reer galbeedka haday awood u leeyihiin inay dilaan putin ama ay wax qabtan walhi malina may sugeen warwarka reer galbeedka ha so qaadan gaalo is dilaysa waxay faido u tahay islaamka

mustafeabdirashid
Автор

Wll waad kumahadsanthy sheekooyinka xaskayga jini bayka ahaty iyo kun habeen iyo habeen sheeko lamid ah ban rabna iyo sheeko mana awaal

mohamedomar
Автор

Sxbow kasoo hadal arimaha somalida iyo fara gilinta shisheeye iyo arimaha hoose ee mareykanka ka leeyahy somalia

cabduqadiryusufmaxmaed
Автор

arbutin cadi ma ahan masaas busameyay aaaa yaaaa wawaray 😂😂😂

mohamedomar
Автор

Sifiican baa loo yaqaan beenta reer galbeedka waaba dhaqanka ay ku macaasheen

cabdinaasiralishiikh
Автор

Maracadow putin waxan hadlaya oo dhan isagaaqaba oo waanaagahiisii minwayntiisu waa maraykan minyaradiisuna waa yurub yugrayna waa shaaqiyadiisa oo waxanoo dhan wuukarbaashayaa cid waxkaqaadaysaa majirto

aishasaleban
Автор

Ar Türkiye hakaguraan carabtaan lacagtey kufadhiyaan sida digaagad cuqa AMA kudulestaan masakita eselba mareykankaa xog iyo xelad ugaqatee

alifreemann
Автор

Waar mara cade de maanta waxad so qadatay tii rer galbedka waar ind waxa inaga ilaali war mahe

mustafawasiir
Автор

Maracdadow mareekanka gormee laburburinaa? Cawey igu darantahay Putin oo kabadbaday dil aniga waxaan sugayey burburki mareekanka ee xisabta igumajurin Putin aya dil kavadbada hadiibo ninkii an islaha waxow kaqeeb wen kaqadandona burburka mareekanka maracdadow wan kauasocdaa Like waa iga diyar

buurfuule
Автор

Akhii maracade waxa aan nool sheegtay OO dhan waxaad tiri wax warcad ah kama Soo bixin iyo ila wareego sax ah OO sheegay ma jiraan. Yaa sheegay hee mise sida dadka neceb Putin sida ay rabaan oo ay maalin cad ku riyoodaan maa noo sheegee naga Waxa Amerika iyo cawaanteeda ay qoreen OO aan sal iyo raad leheyn naga daa dalkeena Somaaliyeed warkiisa na siin saxiib.

alleubaahnehassan