XOGTA: Weerarkii ugu horeeyay oo Ukraine ka dhacay & Ruushka oo ka laabtay Furumaha Dagaalka

preview_player
Показать описание
#MARACADDE #SHOW

Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waan ku salamay salaan kadib xaley.waxaan kuweydiiyay xuseen kurdi hogta dahsoon iguna majabaabin saxib maracadda

salebaandeeroow
Автор

Kani wariye maaaaha wlhi waaa beeentii oo qof ah subxaanalaalh

cqaadiralshaami
Автор

Dagalkan wa iska mashruc intan jognay wa maqli jirnay

abdirahmanahmedali
Автор

Ruushka Aduunka Dhan Ayaa Kasoo Horjeeda Macquulna Maahan Inuu Dagaal Bilaabo Waa Sida Ay Ila Tahay

bisharpogba
Автор

Ruushka sakoo siyaabo kale ula diririkara buxuu xabad kufalin

abdirzakmohamet
Автор

Ascww;
Nin Gaajeysan (Ruushka) iyo Dhargoo Kibirsan (Reer Galbeed) Dagaalkoodu raagimayo oo Dan baa isku haysata. Ruushku ama Dib haw gurto ama hayska Daaye'e Dagaal waa u lama huraan goor kasta ha noqtee.
Waad Mahadsan Tihiin.

ismailhersi
Автор

amee qorsha tahay le lkn ilama ahan indagaal dhacayo i.a

dajistech
Автор

Dagalkas inoo dhaci dan ayaa noogu jirto sidaa muslim u nahay

cabdullahikulow
Автор

Asc🤔🤔🤔 dhamantin dadka la socda wararka ka so baxa edecada Nin walanaw iyaa ko yaqan, manta qodobada wararka an Inigo hayno Waxa ka mida, wararka naga so garaya dhinaca iyo Djibouti iyo gobalada ay haystaan dadka ciise warabe iyo garer toda EE noga imiday wadanada Asia sida bangaladich iyo Afghanistan iyo Kashmir iyo Sri Lanka, wararka UU shegaya inay damacsan yihin inay Somalia iyo Ethiopia inay ka gaystan doqaymo dhinaca ciirka ah 🛫🛫🛫ay raban inay ko laa yaan dadka somalida iyo dadka Ethiopian waliba khasatan dadka somalida UU ay UU barteen inay mar Kay donan ay dhoqeyaan sidi 1988 ay ko dhoqeyeen gobalka uqoyi galbéd iyo hargaysa ay ko la yeen komaneyo dad somali rayad ah tasay UU barteen imikana ti UU kaleh raban Marka Waxa ugaday hayada midawga qaramada midobay UU goaan ka so sartay UU tirih haday dadka Asians ah EE Africa imiday EE la dagalaya dadka African ah EE dholkoga iska joga sabob la aan haday maqli wayaan waxan ko nirih talabo iyaa laga qadaya Marka Inigo mahadsan dadka Asians ah EE Africa ko sogan Waxa Wala Tagtan gobalada ay ledahay Tunisie EE ko yala West Africa sida Cameroon amba génie amba Ghana UU ko suga inta inili calinayo wadanadini Asia EE ka timadeen ok, wararka naga so garaya calamka kaleh iyaaa shegaya inay wadano jiran ana la shegiin magacdoda ay goan ko gareen haday isko dayaan inay laa yaan dadka somalida iyo Ethiopian UU ay dhoqeyaan sidi 1988 ay Wala layn donan dadka Asians ka imiday UU dhan dhamantod EE Africa joga ok inta iyo ko eagyahay warki manta khayr iyaa ini dhafay🥰🥰🥰 inta warka xiga isko so noqonayno byyy Rabi ha ini xafidu dhamantin dadka somalida iyo Ethiopian iyo dadka African kaleh

kamsarodobe
Автор

Al ustaad maracade Ruushka Dan iyo xaaja kamalaha in uu weeraro yukreen. Warkaas waxaa bun bunayaa USA IYO NATO. SUURA GAL MA AHAN IN YUKREEN KU BIIRTO MIDOWGA YURUB. NATO .TAA WAXEY KA DHIGANTAHAY RUUSHKA OO LA QABSADEY. ((Beeydan hijibaadiisa sal iyo raad malahan))cunaqabateenta Ruushka ma ahan mid u janjaxaayo.BUUTIN .

masuusow
Автор

Waxaan u malaynaya weerarkan electronic kada ah wuxuu bilaw iyo astaan u yahay dagaalka
Ama waxa la odhan karaa ruushku waxay rabaan inay xogo dheeri ah helaan si ay werarkooda ugu saleeyaan

suhaybxasan
Автор

Ma fiicna inuu dagaal dhaco xitaa inaga way ina saamaynysa xaga maceeshada

hamseibrahim
Автор

Dana kale amaa laga leeyahay ama qorsha qorson laga damac san yahay .... Dagaalka 3 aad sidan fudud kuma dhcyo ee dhoola tus dowlado kale loola danleeyay amay tahay

ayanabshirsaid
Автор

niyow weerarna kamu dhicin yukrayne umada beenta kada

shaficimaxamed
Автор

Ruushku wuxu wadaa dagala xag internka waayo waligiibuu dunida ku maamuli jirey wareerka internet Sida KGB

realforextradersomali
Автор

War dagaal mrbno wyo somli ame dad muslimina ba noojoga melksta mrka mrbno

nasteexomaxamud
Автор

🇷🇺🇷🇺💪💪💪🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺RUUSHKU WUU KU SAXAN YAHaY inu Burburiyo ukraine oo uu QaPsado waayo Ukraine WxaY doneysaa inay NETO ku birto TusaaLe " Somaliland Adpa u ogolaan maysid in ay itoobiya ka mid noqoto oo damirkaagu mku sinayo inay ka mid noqoto itopiYa 🇷🇺💪🇷🇺🇷🇺

maxamedlaaskaawi