Forex Trading A-Z – Af-Somali | Course Cusub

preview_player
Показать описание
BARO XIRFADDA FOREX, KOORSO DHAMMAYSTIRAN WAXAD KU BARAN DOONTAA:

1. Faham Forex Bilowga ( Forex Basic Concept )
2. Taxliilinta Farsamo ee Suuqa ( Technical Analysis )
3. Maamulidda Khatarta Maaliyadeed ( Risk Management )
4. Maskax Diyaarinta Ganacsadaha ( Mindset & Psycology of Trading )
5. Taxliilinta Dhaqaale ee Suuqa ( Fundemental Analysis News )

Muuqaalka ka daawo Strategy ga lagu baranayo koorsada iyo faahfaahin dheeraad ah ba.

Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Academy-yada waxaan kusoo darney Course Cusub

BARO XIRFADDA FOREX KOORSO DHAMMAYSTIRAN WAXAD KU BARAN DOONTAA:

1. Faham Forex Bilowga ( Forex Basic Concept )
2. Taxliilinta Farsamo ee Suuqa ( Technical Analysis )
3. Maamulidda Khatarta Maaliyadeed ( Risk Management )
4. Maskax Diyaarinta Ganacsadaha ( Mindset & Psycology of Trading )
5. Taxliilinta Dhaqaale ee Suuqa ( Fundemental Analysis News )

Muuqaalka ka daawo Strategy ga lagu baranayo koorsada iyo faahfaahin dheeraad ah ba.

Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service

🌎 Gellebashir.com

GelleBashir
Автор

Low and order strategy ❤ pest strategy ❤️❤️❤️

maxamedcabdullahi
Автор

Mashallah waa arin wanaagsan ustaad waliba best strategy ayaad noo doorteen

ugaaskacidda
Автор

The law and order is our stertegy from moalimuu

abdisalamsobre
Автор

Masha Allaah Sandheere guulayso jannagale, Thanks a lot Geele Bashir.🙏👍👏

ahmedbeder
Автор

Waanku salaamay saxiibkay mr abdifatah sandheere ❤

jamiilmubaarikjamac
Автор

Waxaan Course kasta u xulinaa macalin qabiir ku ah course ka uu dadka barayo, Wax badan baa nala soo weydiiyey in an Academy kusoo darno Forex Course, hadaba maanta waa diyaar.

GelleBashir
Автор

Dadka way iska hadlaan, wlhi ustaad aad u fcn oo noloshayda wax ka beddelay weeye, waa ruuxii inoo miiray nuxurka law and order, Ustaad C/fattaax sandheere guulayso.

Aniga waxaan ardada Ustaadka isagaan indhaha ii furay

Piplover
Автор

Abdifatah sandhere from law and order, guulayso janagale❤❤

mohamudmahad
Автор

Xirfadaas waa baran lahaaye talefan samung J4 ah baa wata oo 32gb ah insha allah wa heli doona talefan fiican

Zuleymaan-bicu
Автор

Law and order originated from moalimu Allah barakeyee wanaa free .anyway mclin sdkle Allah kubarakeyo lkn talaa ahan raac wadathii moalimu.

abdiazizkusow
Автор

Youtubka macalimuu ayy yaalaan waxaas oo idil pro

Muniir
Автор

Macalinkaan cusub horey looma aqoon media xita kuma jiro in isaga la agoodo khibradisa dhow arimod
1. Khibrada uu uleeyahay suuqa forex iyo heerka uuka joogo maanta uu natuso guulaha iyo khasaaraha akoonadiisa forex

Inkstoo cilmiga forex hada raga ugu caansan somalida free ay yihiin cadharadooda sida moalimuu

freetrading-pwre
Автор

Moalimu fx bey kujiran casharadan ooo dhan ayagoo free ah kkkk

keyseabdisheikh
Автор

waraa nag qaleey waxaad taqanid malahanee from moalimu ❤

HASANABDiBARiSE
Автор

Khiyaali haysaane forex 9 daqiiqo laguma barto

abdirahmannuhbashiir
Автор

Xiligan Qofka Bilawayo Barashada Forex Waqti Dheer Ayay Ku Qadanaysa FOREX Ma Ahan Meel Lagu Dag dagi Karo Guul Wacan

aadanabdi
Автор

Asc Ustaad, ma free baa coursekan, xagee laga helikaraa.

abdishukriabdullahi
Автор

Ustaad waxa nooga so darta crypto trading 🫡

Libaanofficial
visit shbcf.ru