SICIID QALINE HEES ALLA WAAYAYEEY WALBAHAARAYEEY XASUUSTII JAYLAANI ABUKAR JAY

preview_player
Показать описание
#SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#

Name Digaale Yare
Producer / Musician /
Youtuber /somali social media
Pls Subscribe Like & Share
Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

21/02/2023.
Maalin talaado ah
Saacaduna eey tahay 4:25 pm oo galabnimo aya kismayo ku casariyeysanaaya heestaan. ✌️👊

cawilmaraweyne
Автор

17/1/2023
Jaceyl Aan la xanuunsado ma arag Hadane alle waxan Kabaryaa inana Qof Dhawac ugeysan Sido kle Ana Gabadh fcn oo Daacad Allah ii Sahlo ♥ ❤
Wllaheygow inta Qisooyinka Kudhaceen Allah Ha idiin bogadhayo Guur xalala Allah ha idin sahlo Anigoon Jaceyl iheyn Hadane Xanuunka Wllhyga Qalbiga lagadilay ey Dareemayan Wanla Dareema Allow qalbiyadeena ilali 😭

muxudinmaxamed
Автор

Nin jacayl wareemayoo
Waagii guduudtaba
Wanaagadu jeclaaye
Dadka waydiiyaan ahay
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Kii aan waraystaba
Aniguu i waansha
Waali igu tilmaama
Walwal igu abuuraaye
😍😍😍😍😍
Aniguna warkoodiyo
Wacdi uma dhagtaago
Wabiyada bulhaamiyo
Shinbirahaan waraysataaye
🤩🤩🤩🤩🤩
Alla waayeey wal bahaaraye
Igu wiirsay caashaqu
Yaan ka waheshadaa
💘💘💘💘💘
Nin jacayl wareemayoo
Waagii guduudtaba
Waabay la jiifoo
Waa warayda ku hayaan ahay
💝💝💝💝💝
Waa waax dabiibayo
Wadaadada quraanka
Watiin iisaaroo
Wacdi igala quustee
💖💖💖💖💖
Wadduxaa walaylaan
Wadka kaaban celinayn
Dabaylaha wareegiyo
Geedahaaan waraysta
❣️❣️❣️❣️❣️
Alla waayeey walbahaarayeey
Igu wiirsay caashaqu
Yaan ka waheshadaa
💔💔💔💔💔

amiinshiine
Автор

Wiilkan waa nin akhlaaq badan oo degen runtii fanka inu galo waan ka xumahay.

axmediimaan
Автор

Hore u soco siciid qalinle wiil cod haya, inantaas ag taagan siciid ee Ifrah toolmon nafteydaa ka hesha codkeeda iyo labiskeedaba.🥰👍👏♥️

faizam
Автор

Waxaa rajeynaa Gabadha aan jeclahay, in uusan jacaylkeena naga xumaan. Waxaa ahay qofka kaliyee hal qof bartay halkii qofna is dhawradaan Hadda iyadda Holland bay ku nooshayy anna Xamar baa ku noolahay .

Tariikhda 11/12/ 2023.

Waxaa rajeynaa In qoralkaan Tariikh noqdo 10 sanno kadib iyo haddii la noolyahay halkuu ku biyo shubto aan ogaaddo.

abdiwaliyasindiriye
Автор

5/nov/2024 xilli habeen 11:03 daqiiqo ah ayaan heestan dhageesanaya anigo ku sugan magaalada muqdisho kuna sugan xaalad bilaa jaceel ah Rabiyow jaceel ha igu gaarsiin xili aan shimbiraha la sheekesto mid i kasbato aan koolkoolsado ii sahal yaa rabi❤

Iprahimmuuse
Автор

Ala 🥺💕 arbaca 8/3/2023 samaleel sariirtayda dusheeda ayaan ku dhagayzanayey wanan zii zexanayey 😇🤟🖐

ayaanleipraahimsalaad-hmzs
Автор

Alla waayayee shm wal bahaarayee igu wiirsay caashaquye yaan ka weheshadaa 🥺❤️

maajidkariim
Автор

Walhi waa legend ninkaan siciid qalinle iyo mcln digaale yare another level 2055 ayuu tumayaaa music loguu talaa galaay

Shujaac_gaming
Автор

Xasusaaha iyo jacelkaa waa wayoo badaanaa alaa yacizak codkaa macaana saciid alhaa haku barakeyo

israbintucabdullah
Автор

love gabadha gabasarka gaduudan wadato weey ka muuqataa ineey reer fiican ka timid mansha allah

ramadanaliomar
Автор

Jacaylku waa xanuun nin aan 1 sano wada soconay ayaa iga tagay 21/5/2022 💔😭💔 yuotube ka markaan soo galo h es calaacal ah oohina unbaa raadiya wlhi 💔😭💔 xasuustiisa inuu ilaahay iga maydho iso duceeya

xamdaahmed
Автор

Ayyyy cod mcn ilahey ha ku xafido abwe

ubahcabdulahi
Автор

Inta TikTok ku aragto soo raadisay sidaydoo kale

faadumodheman
Автор

xasus yaranteydii cajaib hees wa tii hore ilin ikatimid 😢hada moda in an kujiro

cadaarcabdirisaq
Автор

Jaceylka qaar wa xanun aan laga bogsanin 7 sano kadib markan xaasle noqde hadana nafta wali wey qusani la dahay si ubu jaceylka qaar dadka qalbiga uga naafaye first love never forget

mohamedadenomar
Автор

Sxb digaale yare heesihii Sirmaqabe dhammantood dib haloosoo cusboonaysiyo❤️

shirwacoogle
Автор

The Best Song In This year 2022 Thank You My Bro Keep Going QalinleYare

mahamoudmohamed
Автор

Saciid qalinle fanan waa dhaafay wlh waa hassan aadan oo yar

ahmedxuseenmohamed