Siciid Qalinle Feat Maxamed Dayax | SAAXIIB - DEAR FRIEND | New Somali Music | Official Video 2023

preview_player
Показать описание
SAAXIIB QALBI DHAAWAC QABA
QOF DIIDDAN DAREEN U QABA
QANDHOODO CAASHAQ DHIBAY
MIYAA DAWO LOO QORAA.
MY BUDDY, KEEP IN MIND
THAT ON BAD DAYS, MEN STICK TOGETHER..
You can watch in English with closed captioning.
------------ -----------
HEESTA SAAXIIB
CODADKA: SICIID QALINLE IYO MOHAMED DAYAX
EREYADA: CALI HAYBE
LAXANKA: SICIID QALINLE
MUSIC: HAATUF YARE
CAMERA CREW: CJ AMIIN from @cjaminfilmmaker
KHADAR WAQAL from @WaqalStudio
DIRECTED BY: CJ AMIIN
PRODUCED BY: @ABDIASKARITUBE
---------------------------
It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Raggu Way Isu Miciinaan
Markay Xaaladuhu Jeexjeexaan!
‘’Watch In English with Closed Captioning’’

ABDIASKARITUBE
Автор

Waar meeyiiN dadkii nabigena m0hamed jecLaa....🥰❤

zaalah___garaadkah..
Автор

1m markee gaarto hadaa qoralkeyga argto likta haila dhaafin🥰🥰🤚🤚🖐

alizamoha
Автор

Aduunka hal saxip ka lahaa😥ilaa yaranteydi waxay ii ahayd sxp walbe nolashayda ila mareyso🥺wlhi intaan ayada ii nooleyday wax wlbe adag ayada yaa ii qaban jirtay talo fican isiin jirtay waqti hada laga joogo 3sano ayaan xarir jacayl lahaa 😥wiilki aan jecladay yaa meel midlo iga tagay 😥ereyo waano gal ah oo ayada isisay ayaan oga godbay nolashi adkayd oo aan ku jiray waqtigas😥😥sxp wlhi wn kuxisay 😥ku tabay 😥😥dabada mana sameysan sxp kle waayo adiga yaaa wali qalbigayga ku nool😥 rabbi wxn kaga baryaya sidan ku jeclahay in uu ku jeclado janadi hoy kaga dhigo😥😥🤲🏻 wxn ku wayay sxptay qarax ka dhacay muqdisho😥😥🥺

fatimaahmed
Автор

Saxiib qalbi dhaawac qaba
Qof diidan dareen u qaba
Qandhoodoo caashaq dhibay
Miyaa dawo loo qoraa.
🥰🥰🥰🥰🥰
Saxiib maalmaha qadhaadh
Rag waa wada qaybsada
Qisada kugu taagan iyo
Si wayn arrin iigu qeex
😍😍😍😍😍
Qisada kugu taagan iyo
Si wayn arrin iiigu qeex
🤩🤩🤩🤩🤩
Jacayl qara wayn jacayl
Qabyooboo aan hirgalin
Ayaa i baday qawmamada
💓💓💓💓💓
Noloshu waa wada qisee
Hadaad iga qaadan talo
Saxiib qof ku jaray ilaw
💞💞💞💞💞
Xasuusaha qiirada
Hadaan lala qaybsanayn
Qaraar adag yeelo oo
Qoontaada dhayoo ilaw
Ka qanac quusoo ilaw
🖤🖤🖤🖤🖤
Saaxiib igu qaaliyo
Qawlkiyo hadaladad i tidhi
Anigu kula qaatayoo
Hadaan baryo qubay ilmada
Naftayda dibbaan u qaban
❤❤❤❤❤❤❤

amiinshiine
Автор

Wlhi Qofka saxib Dhab ah haaysto Waa Qof Haysto sida walal 2 aad oo kale oo ay hooyadiis Dhib la'an udhashay Saxibtinimada hawaarto 💚

haashimmoha
Автор

💯💯💯💯💯💯💯💯
Ragii 10 sano ee sooscoda shidi lahaaa fanka soomaali baa is helay Siciid qalinle ft Maxamed dayax Guulaysta

AbdiqaniAbdisalan
Автор

Tan hees way dhaaftay 😁 is muujiya team qayska, ❤

Dalmarshow
Автор

Eyy heestan wan sugayey maxamed dayax iyo siciid qalinle laba nin an jeclahay sxbtinimo ❤🤴❤🤴

inantaSomalilandkufanta
Автор

Noloshu waa wada Qisee sxb Qofkii ku jaray ilaw 😢 taas ayaaba been aheen Nice song

albatross
Автор

Maxamed dayax
Garaxajis habaryonis muse care
Siciid qalinle majeerten ciise maxamuud

Waa laba nin oo kasoojeda ilbaxnimadii somalida

adnanhaji
Автор

Qalbi dhawac qaba qof diidan dareen uqaba qandhoodo cashaq dhibay miyaa daawo loonqora😰ax ilaaahow qalbiyada nooga reeb kuwa naddhawacay oo hdana nadhayalsaday🤲🏻😭💔

wardoabdikadir
Автор

Saaxiib maalmaha qadhaadh ragg waa wada qaybsadaa.... intaasu waa another level🔥🙆‍♀️

Wacnaan lahaydaa yagoo dumarkuna siddaa ah lkn macquul maaaha.

asmadhaaki
Автор

Heeska waa inagu soo yareyseen abwaanku inuu inoo kordhiyey aheyd, intaanba wax waaye🔥

shuceybcxakiin
Автор

Zxbka ksliyen leyahy wa inderty muntas wlhi xaldksta on ku jiro wa qofka kaliye I garb tagn wan ku jeclhy inder qali muntas Muhumed 😭🥺

sawdaladan
Автор

Thankyou for the English subtitles 🎉❤ I love you people 🌟 you look so good Somali people 💯🌟🌟🌟🌟🇸🇴

nesara
Автор

#Saaxiib maalmaha qadhaadh rag wada qabaysadaaa
#Nin rageed uun wax ka garan karaa weedhahasi ama saaxiib aad isla soo jabteen

munierqader
Автор

Jacaylka dhabta ah waa ka ka dhexeya hooyo iyo ilmaheeda wax kale waa qabi dalis qof wanagsan inaad guursato uunba muhiima ilahyna ku hagaajiyo

amiiraqali
Автор

Zxp qalbi dhaawac qaba qof diida dren uqawa qandhodo caashaq diley mia dawo loo qora 😢
Intan wa dhibatada i hysata hda 😢

mssafrika
Автор

Waw waxkale heestu qalinle Fanan tagay❤❤❤❤

sagaladan