Dhabtuu Jacaylku Yaala | Cabdi Yare & Farxiya Fiska | Live Music | Astaan | 2021

preview_player
Показать описание
Barnaamijka Music iyo Madadaalo | Farxiya Fiska, Cabdi Yare & C,risaaq Siciid.
Live Music | Astaan 2021

Music
Cabdinasir Macalin Caydiid - Guitar Bass
Bishaar Faamoos - Durbaan
Abuukar Buuloxuubey - Drum
Nagiib Axmed Xaashi - Guitar
Mustafe Macalin Caydiid - Guitar Base
Maxamed Xaaji - Organ
Cabdale Xaaji - Saxophone

Camera Operators:
Mukhtaar Dhuux
Mubaarik Gabyaaye
Mubaarik Jama
CJ Amiin

Editing:
Faysal Beatz

Sound System:
Shabcaan Isko

Ciid Wanaagsan
Astaan 2021
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

🇮🇹Hooyga fanka Waa Heee Hargisa Cady 💫👌

TestTest-gxjp
Автор

Boqorada fanka Sanad ba sanadka kle farxiyo fiska wey kasii qurux badnaneysa inta igu racsan like 👍

zophiaabdirahman
Автор

Labadaan taageerada u ahaa is helay runtii waxaan isla jeclaado inta badan waa is arkaan

abdiahmed
Автор

Magool fanan sodhaweya Somali iskadaye adunka lagahelimayo allow kunaxariiso

shimbirmahamud
Автор

Cabdi yare waa fanaan da'yar oo cod tolmoon maslixiyad qurux badana leh. Waan taageeraa ninkaas. Fiskana waa kusoo wada baxeen Heestaan .

mustafebulshaale
Автор

Abdi yer sidi hore ka qurux bdn m.a cfmdk wa muhim alxm

shamsamahamed
Автор

Bardeedi ayuu dhigay runtii, horay waxaa ugu luuqeeyaay fanaanki waaynaa, Xasan Bayle

Wiilkadheer
Автор

Timaahaagaan kala dhacay waa waxa idhaawacay😢

jannoomer
Автор

Oo dhibici deeyreed subaxnimo kuso dhacay marka hore waaa u gambisay

abdikaafiosmanqataarey
Автор

Sorata galiyaha karanka nasir macalin caydid Ilahay ha ku naxaristo

RufaciDhore
Автор

System ka codka ma waxbaa ka xun oo shucaac baa ku jira mise anaa moodaya

amiinyousuf
Автор

(Oo Dhibicii Datreed Subaxnimo kusoo dhacey) Intaa way la gaftey Farxiya Fiska, Waxey ahyd iney Heesta Soo xafido marka Hore Sida kale Waa Top labada Fanaanba 😇

adalimpire
Автор

Dhexda taako iyo socod ama dhabarka sida dhamas dhulka is wadhay ❤ 🎧

Darwiiish
Автор

Fiskay hadheeran❤ heestan loveba ku ahy

muudahir
Автор

Farxiya fiska wali codkeedii isma ma badalin alla maxay cod laheyd waabaa Somalia kaligeed laga dhageysan jiray

bilesharaf
Автор

Hal arin hhh fiska wuu taageeri jiray ama dhagaysan jiray maanta waad u jeeda

aqoonqaate
Автор

Dhabtuu Jacaylku Yaalaa (Dhabta= Runta)

SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
Автор

*Ilaah baa dheg iyo qurux,
intuu kuu dhammeeyaad,
hablo taako dheertee*

duranhassan
Автор

magool iyo xasan UGU HOREEYAY EE AY ABU DHABI KU QAADAYEEN JOOGAY RUWAAYADA

kaareburburiye
Автор

Fiska wa fananada kaliye wlhi fankii hore isoo xasuusisa codkeda macn ee malabkaa

jarrohusen