mursal muuse saar caashaq 2017 hd

preview_player
Показать описание
XIDIGAHA GEESKA
HAPPY NEW YEAR MUSIC PROGRAM 2017
HAWRAAR MUSIC PRODUCTION
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

sow sabab umad noqon saldhigiisa inaan galo seeraha kalgacalkee siyar loga sobixin
walee meel bay tabanaysaa💜

zunduzbarre
Автор

Waaw amazing voice mursal muuse Omar cawa tarikhdu tahay 1/November/2023 waxa u ka degay mursal america 🇺🇸 like sar hadad comment la kulanto

Arooje
Автор

May naagan si wada Rabin talo saar meel 😢Marka aad deremayso balan qaday in lagaga baxayo ❤waa sababtaan u imid meshan 2023/4/1

hodonfaahiye
Автор

masha allh mursal muuse wlhy wn ku jaclahy oo wn ku tageraa nolow adi iyo xaskaga wll mcn ilhy hyna xafido adi iyo carurtada

laylahasan
Автор

2017 ilaa 2021 bishiisi 4aad 😥😥😥sow sabab u maad noqon saldhigiisa inaan galo😥😥

amirasiciid
Автор

Saar caashaq waa lure
Sadriga iyo maankuna
Hadda ima su'alaan
Waxa aad ku suganto
Samir qaate labaduba😒


Hees way dhaaftay tani Boqorka codka Mursal Muuse Cumar

Aniga iyo Yusuf Hanad heestu sibay noowada tabatay

Mon, 8, May 2023 qacdii lottery ga ka dib inchlh wakhtiga wakhtigisa waxan soo booqan doona ano lay yidhi Has been selected❤

kaldeeqa
Автор

Murti quruxbadan, cod iyo laxan deggan oo isku sidkan waa sababta aan ugu raaxaysto heesaha Mursal. Nabad ahaw inaadeer.

mascuuduurmaax
Автор

2023 je suis là, je peux pas me rassasier de cette chanson🥰

oubahmoussa
Автор

kuma siiririin mar iyo lapa
beena kuguma sapii jiriin
kumana sagsagiiinee adiigaan
suugiin saaan raapaay😍😍💚
legend mursal muse wadjirtaah☚

ibraahimshakulyare
Автор

Aniga heestan caawa ayaan FB live ka maqlay wan ba la ilmeeyay cajiib waxaad moodaa in ay iga hadlayso cajiib. ❤❤❤❤

nasibyare
Автор

KaLigay inaN dhagstaN mOdayay ma inaGan si wada rapiN isasrN talo mEeL 😢

HodanApdiapdilahi
Автор

Waxan dhagaysanya 2021/31/July 2:30...Habeenimo

sidii saba jacayl Abid ruux gabay ma sacidin hadba waxuu sadkaa yahay sidaad samir u maashiye miyuu seeto kula helay Saar cashaq waa lure sadriga iyo maan kuna hda ima su aalan waxa aad ku sugan too samir qatay labaduba

Abdirahman.abiib
Автор

Kuman Sirin
mar Iyo Laba
beena Kugu ma sabi jirin
adan Sugin Sidaaan Rabey
😢😢😢😍😍😍😍😍
mize Ana sawiyayow isasiiyay
sadal
Top Top Song 👌👌👌Kama Dalo dhagysigeeeda

cashuurcisman
Автор

Waa ka Xomahaya Xanonka aad somarta. best is best INSHALLAH inta nolosha ko harta Farxada baana kugu DUCAAYA Mursal Muuse iyo Hodana Cabdiraxman lol

ardofarah
Автор

Saw sabab umad noqon saldhigisa inan galo seraha kalgacalkee siyar loga so bixin
Maynagaan si wada rabin isla saarin tallo meel? 💔🥺

Inna_mohamet
Автор

Masha Allah
Wlle igu qali baad tahay
Mursal muse omar nolow inbadan

marwanmahdi
Автор

eshcalaa alfnaan qaaliyaa mursal muuse cumar
saar cashaqaa new song ka helay walhi

tanhang
Автор

Wallahi meel bay I taabataa heestani OMG 😢😏
Mursal you deserve 1M veiws #MursalFAN

anissiaali
Автор

4:50
kuma siiririin mar iyo lapa
beena kuguma sapii jiriin
kumana sagsagiiinee adiigaan
suugiin saaan raapaay😍😍💚
legend mursal muse wadjirtaah☚

luqmaanal.xakiim
Автор

Sidada samir umaashiyo miyuu seeto kula helay axyaa mursal ilove u wlhi fanan jira

shaafieiabdirahmanmehamed