filmov
tv
Somaliland Oo Hawada Ka Celisay Diyaarado kale iyo Khilaafkii oo Cirka Isku Shareeray.
Показать описание
Maamulka taagta daran ee Somalia marnaba ma joojin karaan Towerska Somaliland ku rakiban ee lagula xidhiidhayo Diyaaradaha Hawada soo gelaya sababtoo ah Ma maamulaan Garoomada Somaliland, waxay in badan adkaystaan hadda waxay Dowlado kale u dirsadeen Codsi in Somaliland la dhex-dhexaadiyo.
Ugu dambeyn Arrintu Saddex mid uun bay ku dambeynaysaa Maadaama ay Arrimaha Khilaafka Hawada ay volatile tahay:
1: In ICAO ay dib ula Wareegto Maamulkii Hawada Somaliland iyo Somalia, kaasoo ay haysay intii u dhaxeysay 1991-2018, Laguna soo wareejiyey Heshiiskii Somaliland iyo Somalia.
2. In Somalia ay ka tanaasusho Sheegashada Hawada Somaliland sidaasna lagu kala Nabadgalo.
3: iyo in Sida hadda Somalia rabto ay Dowlado shisheeye soo kala dhex galaan oo la heshiisiiyo Somaliland iyo Somalia.. Qodobkaad dambe runtii iyaga ayuu faa‘iido u yahay Sababtoo ah Nimankii Shalay Heshiiska ka baxay wax u diidaya inay ku khiyaamaan Maantana haddii aad mar 2aad la heshiisid majiro.
-Dowlada Somaliland Waxaan ugu baaqayaa inay ku adkaystaan Labada Qodob ee Kore oo aan Dib loo aaminin Cadowga!
#maamulka_hawada_somaliland_somalia
#dhaayomaal #dhaayomaaltv
================================================
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1-Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Dhaayomaal Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Dhaayomaal Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.

Комментарии