Mareeyaha Hayada Duulimaadyada iyo Madaarada oo ka hadlay Arimaha Hawada Somaliland

preview_player
Показать описание
Fadlan: Subscribe + Like + Share

Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Maareeye waad nagala ragtay Imika garoonkii shanaadbaan soo marayaa
Thanks

goljanogsm
Автор

Xukumada taagra yar ee muqdisho waxay jeceshahy inay had iyo jeer media ku jirto si wuxun loga sheego.
Been iyo run waxay noqotaba.

faaraxmohmoud
Автор

Imaraatku isagaa joojiyay duulimadyadii dibada wadamo ay magacawday

faaraxmohmoud
Автор

Masha allh somaliland
Yamyam baa yaabtey😅😅

drshadiyamohammad
Автор

Somaliland badeeda barigeeda iyo hawadeeda iyadaa maamulasha taldeedana iyada wax laga weydiinaya cidna uga daba fadhiisan mayso. Ciidamadii cirka in la asaaso ayn usoo jeedin lahaa xukuumada.

mahdiqumane
Автор

Waar haaye adeeer inaga xidha ilaa wakhti gooban oo socdaalada yareeya waad mahadsan tahay maareeye

elmimusa
Автор

Farmaajo oo Baqdin awgeed Muqdisho  uga guuraya

Mohamedali-lbhd
Автор

waa kuwii odhan jiray adhigiibaanu  soo  xidhnay, markii Somaliland Sucuudigii ka soo dhamaysatay in la fasaxana, waxay  yidhaahdeen adhigaabaanu fasaxnay. maantaana  siday shalay ayey been tii la mid ah sheegayaan

Mohamedali-lbhd
Автор

Qadaad wayn ceeb teed maaha ee waa caadadeed

saeedalhassan
Автор

Dawalad ciyaala Suuqa  ee filla Wardhiiglay fadhida been ay sheegto ma waydo

Mohamedali-lbhd
Автор

Maa reeha hergaysa addeer ninkan yuu laddeyaa beddow nimadda haysa ayuu shabigga
Kalla qeybqaadenaya

rashidmoh
Автор

Somaliland waxay joojisay  Duulimadkii Hargeysa iyo Muqdisho car wakaase  Farmaajo haduu xukumo Hawada Somaliland, ha soo  fasaxo dayuurad

Mohamedali-lbhd
Автор

Odeyga Ma fahan sano u malenaya airspace waxe micna la tahay qaramada midoobe laga aqoon sanyahay marka reer isaaq badankoda Ma qirtaan runta taas micnaheda wa munafaqnimo Ee runta ku nolada ciil ad qarsato wa cudurka ugu xun

djwarya
Автор

Waxan aminsanahy imaradku inu rabay inu iska horkeno sland iyo somaliya tasna wy u socon wydy somali si kasta ay isu hayso shisheyaha isku mawqif bay ka tahay wxn dhuuni qate ahyn dalkuna uma bahna in xanun la keeno allow naga hay

suldanka
Автор

Wasiirku af somaliga miyuu soo amaahday

capitanshiilnuur
Автор

ISCASIL OO KATAG OO BANEE JAGADA WAAD FASHILANTAY.

saleebanali
Автор

JAGADA NIN WAAFIYA AYAA LA KEENAYAAYE KA TAG MEESHEESHA.

saleebanali
Автор

ROODHILOW NAMAAD AAN IN EE KEE N KHUURO KALE.

saleebanali
Автор

SU'AAL MEEDE DIYAARADIHII KA JAWAAB.

saleebanali