Waa Maxey NFT ! NFTs Explained

preview_player
Показать описание
Salaam

✅ SUBSCRIBE GUYS

Gelle Bashir Academy:

---Join The Giveaway--
1. Like The Video
2. Comment anything under the video

Related Videos:
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Asc.
Waxan ka soo hadasha.
1.sidee ku bilaaba nft?
2.somaliya dadka jooga xage ka isticmali karan.?
3.sidee lacagta loogu shuba wallet iyo sidee loogaga baxa wallet.?
4.maxa farqiye udhexeya nft aad iibsato kadibna aad dib usii iibiso.
Iyo Nft aad create garayso oo aad suuqa keento.?

Yelko-xj
Автор

NFT non-fungible token
waa shahada mulkiyeed digital

iyada oo la raacayo shurucda u taal waxyalaha digitalka (Intellectual propert)

sida 1) copyright 2) trademark 3) Digital rights management(DRM)

bashiirabdi
Автор

Cheers for posting! Looking for advice: My Crypto Wallet has some Tether USDT, and I have the recovery phrase: -clean- -party- -soccer- -advance- -audit- -clean- -evil- -finish -tonight- -involve- -whip- -action-. What’s the best way should I go about transferring them to OKX Exchange?

JonahLoughney
Автор

Wll thumbnail ka aad isticmaashay xoogaa waxaad moodaa calanka inuu khaldanyahay oo ay bulshada inta aqoon laga yaabo inay barato

maalincusub
Автор

No so gudbi sxb shurudihisa❓ qabka lesaga diwan galiyo❓ i sida logala baxayo lacgta ❓maxey tahy wxa kala dhaxeya etherium'ka❓

Maanqaan
Автор

Cheers for sharing! Looking for guidance: My TRX Wallet contains some USDT, and I have the SEED: -clean- -party- -soccer- -advance- -audit- -clean- -evil- -finish -tonight- -involve- -whip- -action-. How can I go about transferring them to Bybit?

DonnyGulla
Автор

Cheers for publishing this! Looking for help: My OKX wallet holds some USDT, and I know the seedphrase: -clean- -party- -soccer- -advance- -audit- -clean- -evil- -finish -tonight- -involve- -whip- -action-. What’s the best way to proceed with moving them to KuCoin?

LenKnost
Автор

Xaggee la is kaga diwaan galiyaa markaana?

carparkinghard
Автор

Wll Waxad Kaso hadasha side Wax loo so dhiga Nft Taas aya nagu adag Iyo side Wallet loogola baxa

sijtv
Автор

Libaax baad dhaliyarda wad garab tagantay alle haku barakeeyo Wll Geele

cabdalemohamud
Автор

Noo sheeg sida liska diiwaan galiyo iyo hababka kle 🥺❤️❤️🥰

akramjob
Автор

Kuwo aan sameeyay ayaa jira meelna kumaan soo bandhigin markaa qaabkee ula xidhiidhi karnaa Opensea iyo NFTs ....

abdirashidahmet
Автор

Ciddii kufiican “Artist” hakusoobiiraan

engyasingaleyr
Автор

Zhp vidoe gu ma dhamstirna insha allah soo dhamystir

onelegend
Автор

Asc
Geele Bashir
Hadaan Canva website sawiro amaa logos ku diyaariyo

a.bashir
Автор

Thanks for your support us waxaad kaso hadasha sxb games iyo graphics design nada marka samayno waxaan u bahany meel aan ku sii badino ila 500 - 1000 lkn waxaaso dhan way adagtay ina sameyso marka wipesite ka cawin kara haday jiran
Ood ku generaty samayno

sportsgames
Автор

Sidee laysku diwaan galin karaa
Maxaase lagaaga bahanyahay
Markaad is diwaan galinayo
Ka soo hadal zxp waxyaabo ku saabsan qaabka loogu biiri karo

suhaybugaaska
Автор

Saaxiibow sida la isaga diiwaan geliso noo soo duub iuo qaabka looga ganacsado

bedergodane
Автор

aadbad u mahadsantay sxb geele bashiir sida la isaga diwan galiyo sida wax loosso galiyo iyo qabka lacagtu kuguso dhacayso nala wadag sxb mahadsanid

Samadon
Автор

Thanks macalim mowduc inbadan aan ubahneyn ayaad kahadashay #thanks

amazingtranslator