2022 Xagee aduunku u socdaa? Bitcoin | Metaverse | Nft

preview_player
Показать описание
2022 Xagee aduunku u socdaa? Bitcoin | Metaverse | Nft

Muqaalo ku qancin doona:

Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wallahi mowduuc aad umuhimsan ayad kahadashey ustaad😍😍

wllahmed
Автор

Oraah ayaa dhahayso "Beenta haddii wax badan lasheego waxay noqota run" maantana aduuka taas baa kajirta.

sadecabdi
Автор

Waa inaa ka faaideesta fursad walbo insha allah

Kabtaningiri
Автор

Wll muuqaal ka soo smee dowladii xamariyiinta

nasteexoxuseenxaashi
Автор

Aduunka Si layaab leh ayuu marba isku badalayaa, waliba waxaa soo socda vaccine 💉 internet ka la shaqaynaya, oo xoq kasta lagaa helayo

amalismail
Автор

M.A Abdirahmaan social media qofka kaliya aan Kala socodo xaqiiqatan wan Ku nastaa muuqaladaada 👍

SahalDesign
Автор

mustaqbalka dambe dunida oo dhan waxay noqon doonaan kuwa isticmaalo crypto currence waxayna sababi doonta in lawaayo lacag xaanshi ah oo dhan qiyas ahaan 2080 qofka uu Alle gaarsiyo

jamacy
Автор

Muqalada nocan ah no so badi ustad wyo isbadalka adunka ka dhacaya bn la socanyna I.a

BulxanMedia
Автор

MetaVerSe & kuWa Lamid ka aH ba Wa AdooNsiGa Casriga aH 😶😔🙀

hodanibrahim
Автор

Wllow waberi media calanka Salvador Soo kama muuqdo calaamata elminateka

abdijabaarabdullahi
Автор

waxana islamarkas lasocon doona one phone and one sim card oo global ah midaas oo ay sabab u noqon doonta in taleefankaas kali ah lagu isticmaali kara bitcoin

jamacy
Автор

Maashaa allah hambalyo 200k horay u soco sxp

axmedxuseen
Автор

Sxb Waxaad Muuqaal Nooga Soo Sameeysaa Website Yo Aan Lacag Ka Sameen Karno Ama Aan Kumaal Gashankarno 🤭🤔🤔🤔🤔🤔

abdishakuur
visit shbcf.ru