Musalsalka Sir Maqabe -Xalqada 1aad

preview_player
Показать описание
#SirMaqabe
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

: : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso❤

Siciidbashaash
Автор

Kuwo badan oo ramadaantii hore nala daawaday baan hada furasad u helin oo dhintay ee dhalinyarow alle ka cabsada ramadaanta ka faaidaysta

muhyadinmussa
Автор

Inta ku faraxday hibaaq gobaad 😊❤ welcome back 😊

Somali
Автор

Illahyow kuwii ramadaantii hore nala daaawaday ee maanta aa soo gaadhin u naxriiso



2024❤❤❤

AhmetUpdiwahab
Автор

Allow hooyooyinka iyo hablaha noo xafid dartayo kijada iyo kulaylka ugu jira si ay noo afuriyaan, inta xanuusana caafi intii dhimatayna u naxariiso, ilahow anagana no naxariiso nona dambi dhaaf bishan barakaysan .

abdirsaaqhassan
Автор

ALX dheh hadad Ramadantii afrad kooxdan dawanyso adoo cafimad qaba

zihaambarwaaqo
Автор

ilahow ada mahada iska leh oo nabad qab nagu so gadhsiiyey Ramadan🤲🏻🤲🏻🤲🏻

inantaSomalilandkufanta
Автор

Ilaahay sanadka sanadkiisa khayr iyo caafimad ha inagu gaadhsiiyo walaaladeeni sanadkii hore inala joogay ee dhintayna alle haw raxmado

Kingtaplouz
Автор

Ahlan wasahlan alx away intii ilaa Ramadanti 3aad ila daawanaysay musalsalada

xagaltube
Автор

Alxmdulilah inta rabadanti sadexad iladawanaysa musasalka alxmdulilaha ❤❤❤

IbrahimMohamedfure
Автор

rmadanki afrad Ayan dawanaya ilhy kuwo badan oo kle cafimad iyo nabd qab hngu gadhsiyo inta dhimaty ilhy haw naxristo ❤

zowdacadey
Автор

Rabdntii 3 abwaan geesi ayaa wax ka jilyy ale u naxariiso waa bil khyr badane 🤲🤲

idil_aragsan
Автор

3 sanno baan daawanayey musasalada ramadaanka ee universal tv hadda uun baan soo booqday channelka ileen waxbaan uga bartaye mise waa yaalaa ❤ 😢

zahruujaabdi
Автор

Waan salaamayaa gabdhaha musalsalka iyo afurka isku wada

said-ddwb
Автор

Ramadaantii hore waxaan daawanayay anigoo xaladaydu aad udaranthy aan islahayn waad dhamaysanaysaa alxmd ilaahow inta xanuunsanaysa kadulqaad adiga cafimadka hayee aamiin aamiin yaa rabi

AliMohamed-dvvb
Автор

Somalia 🇸🇴 caday ilaahay swt dhibta haka dulqaado

nagiibkamaal
Автор

Waxaan daawanayay ramadaanihii ka horeeyay anoo rajooyin badan leh alhmdulilh anoo marwo ah ayaan maanta dawanaya

hamdaahmed
Автор

5 ta soomaliyeed waan salaamayaa gaar ahaan waxaan salaamya hablaha afurka samayntiisa iyo musalsalka dawashadiisa isku wada, isku so noqod fiican❤❤😂

drmahadahmed
Автор

Hibaq gobad sister we missed you❤❤❤❤ ramadan moubarak

mounaabdillahi
Автор

Dad badan oo nool bu caafimaadku u saamixi wayay inay sooman ee inteenii soomanayd ma uwada ducaynaa


Rabiyow qofwalba oo xanuusan caafimaad taama siii

khaalidyare