Musalsalka Laba Xaasle | Part two | Xalqada 28aad

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Yuusuf Ceegaag Kulahaa Farduuseey Waan Seexanayaa Ee Qaylada Halayga Yareeyo. Legend Always Legend. 🙏

salmaancabdisitaargeesoody
Автор

Allah ramadantan kiisa kale nabad iyo caafimaad taam ah nagu gaarsiiyo

munojiidhaan
Автор

Team ceegaag waddanku waa u shidan yahay 😊😊😊😊

ahmedsaalah
Автор

Asxaabey ku saliya nabigeena muxamad scw❤

caralemousedaud
Автор

Mustafe said inanta yar waa la khiyameeyay wlhi he is so funny 😂😂😂😂😂

mushtaqmustafe
Автор

Eid Mubarak dhamaan umada somaliyeed farxad ku ciida melkasto ad jogtan❤🎉

muhiyadiinahmed
Автор

Farduusay waan seexanayaa QAYLADA hala iga yareeyo 😂😂😂😂😂😂😂

alifarax
Автор

😅😅😅😅😅😅 wlhi saa uqoslayaya waan furay 😅😅😅 isku filan iyo ceegag ruwayadaha UK halugu Soo daro waa 2 legends

wadani
Автор

Ninka kaliyee aftahanimda loga tagy ayy legend ka filinka ceegag apti hlkasn kaa soo salmya tagera numper one ☝ adi iyo umal khayr ❤

aliafaisal
Автор

Farduuusey Waan seexanayaaye Hadalka Halayga Yareeyo 😅😅😅😅😅

abdiqanianzhaxmedia
Автор

Inta ramadaanta danbe insha allah ikran soo noqonayso raba😂❤👍

HamseHamse-gdcs
Автор

Universalaw filmka noosii wada ramadaanta way dhamaatee😢❤

khadaralxariiri
Автор

Mamada iskufilan hooyadii ah best actor ayaan siin lahaa absolutely amazing.

Mursal-vxst
Автор

The man of the drama Mr. Egag is an engine at all times. He has an inborn stage performance and strong inner confidence. Congratulations.

mohamedjimale
Автор

"Alle afarbuu kuu baneeyay."

Hadal cabsi keentay.😢😢😅

bintfosia
Автор

Fardawsey waan seexanayaa e hadalka haala igayareeyo. Cabdi qani legend

xabiibaxmed
Автор

Ilaahay ramadaanta danbe khyr iyo caafimaad ha inugu gaarsiiyo

nimcomohamed
Автор

😂😂😂😂😂 yuusuf caawa ku taageeray meel baa saarty wlhi iskufilan

faadumoyaska
Автор

The legend 😂 Cegaag qeylada ha la iga yeereeyo waan seexanaya eh.

jirdecabdi
Автор

Jaanis yaa laysku helay caawa team ceegaag is not easy 😂😂😂

asiaqueenmohamett
visit shbcf.ru