NIMCO YAASIIN HEES AAD UMACAAN 2022

preview_player
Показать описание
Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Jcl an waday 2019 ilaaa 2023 hadana an mep ku sheegin calaf waaa cajiiib adunka qofkaa u jclaaa buu iga fugeeye aduunyo waa sida lkn waligaaa qof ha qiyamin wllo😢😢😢

deeqonuur
Автор

Heestaan everyday ayaan dhagaystaa gabadhaan aduunka u jeclaa ayaan guursaday after 10 years aan isqabnay calaf iyo madax adeeg ayaa nakala waday, afar sano ayaan kala maqnayn anigana naag kale qalbigeyga waan siin waayay, waxaan goansaday labadayda wiil inaan korsado alhamdulilah ayadana nin ma guursan, I am here on this space just to tell her I am living with her unforgettable memories ❤❤❤

omar_yare
Автор

Heestani wa hees an inaba caadi ahayn midhaha luuqda iyo akshanka inta waxa sii dheer siday uwada taabatay hablaha halkaa isugu yimi (farxadooda aad iso jiidatay) wll wan idin wada salaamay

IsmailAli-nr
Автор

Fathiya maa sida aya love u tahay dhulestay 🤣😂
Cawaynko baadh tagay ina bararuuktig balahaa daciid iyo ina tahay baas saxibka badiyoo inaa bacado weydii Boos.. Maa sida aya dhulestay love u ku tahay ina Absiyeh ❤️💕💕❤️💕❤️

ilko-dheere
Автор

Waaw nimco yaasiin cod & action, weey iga gedan tahay.

fatahwajaale
Автор

Hibaaq xaaska Siciid Boodsane waan ku salaamay qurexeey

Fatahhccf
Автор

Ala Boqoradii Fadxiya Cabsiiye Ayaa Habraha ku dhex jirta Fadxiyo wan ku Salamay Boqorad

abwaanc.casiis
Автор

Malabiina ayaa ku xasuustaa Amar Allah

ismailshire
Автор

Wxn ugu qoraya comment tiga halkan inan an nafiso o wxnan dadka u sheegi karin an halkan ka idhaa😭I want to hug you🥺😭lkn kuma haysto 😭😭ilhay qalpiga hayga ka reebo💔😭😭😭

zalmazharav
Автор

Waan ku faraxaa markaan arko hablahaygoo happyah oo ciyaaraya waayo waay naga mudanyihiin. Peace and love somaliland Republic

sheekhmooldhe
Автор

Jacaylkii ma xaga waa waynkuu u guuray

bilanahmed
Автор

Nimco yaasin fananad an weligay taagero

nimcocabdi
Автор

Styleka ay u heesto caadimaaha qoftaan

strongboyki
Автор

Habtrahan waashay wey soo Raaxeeysteen in badane may iska Cibaadeystaan

abwaanc.casiis
Автор

I want to hug her soo bad... love you to the moon💝

halimayusuf
Автор

nacalaa kugu yaal jacayloow 😢waa sababtan isaga dayay 6years ayan kaso kaban la’ahy wuxu ibaday 😢😢😢

varixazaed