NIMCO YAASIIN | SHIRIB | NEW OFFICIAL MUSIC 2021

preview_player
Показать описание
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Seediyaashey Waan idin Salaamey Abagaal From Majeerten 🇸🇱✊

hajiisse
Автор

Abgaal cismaan dad aan jeclahay
Dad gob iyo nasab ah
From H.g saleeban
Hiraabnimo❤

Abdiqaadirsayidali
Автор

Abgaaal niyada idinka jclhy wllhi waxan jclhy ina malin un ilmo udhalo i.a ina ka gursado rajeynaya dumashiyal from mursade ❤

nimcoabdirahmanyusuf
Автор

Abgaal oman waa dad dhaqan iyo wanag leh waa qabilka somali ugu darsnimda fcn abgal ❤💯🙏

mohamaddauud
Автор

Abgal wan idin salmay from hargsa jamhuuriyada barkasan

a-karimmahmedfaarah
Автор

Abgaalow ismujiya de habo nimco mahdsnd wlhi codkaga mcn wn kaga mahdcelineyaa

fartuunxuseenali
Автор

Heesteena ahaaa tolka inta iga danbeyso
Igu qabtaa eboow inbaaya reer abkoow ma u aroornaa adanyabaal from celdheer galgaduud❤💉🙏

sacduushabdullah
Автор

wa duriyadi oo shirib ku cayareysa wixi sinji ku leh wan salamaya ♥️🥰💪

boqoradasomaliland
Автор

🆎️ seediyaashay inay noqdaan baarajeenaya hadaan wax is badalin i.A❤ from Mj

alisakaawa
Автор

Heesta abagal mahi lkn h.g reer abiyaashey❤😊

FatxifoosMaxamed
Автор

Nimco Yaasin.hadaad gabawday codkagaan ka gudhay quluubtayda 💐❤️

mubaarikmohamed
Автор

Maanta waa xur Aadan yabaal iyo Runigood Alxamdulillaah Allow balaayo ha tusin mar kale

Ducaqabto
Автор

Boqortooyo abgaal ❤️❤️tolkeyga nimco nolow

idilsalaad
Автор

Abgaal wlaahi wali ma Arag qabiil la nasabsan from isaaq

ridwaanbare
Автор

Masha Allah Nimco Yasin Fananad weyn iyo qiimo iyo sharaf leh we Love you really from Berbera❤️💯🙏🙏

khadraciise
Автор

Dhul Abgaal Cismaan Dad abaalkii lama dooriyee daris Abgaal baa leh

saidaadanmohamed
Автор

M.a abagal ma ihi lkn wa dad aan iska jecelhy wlhi from hg 🥰🥰🥰

xaliimoibtisam
Автор

Ilaahay baan kugu dhaarshaye
Waadigaa comentiga akhrinaya
Liketa hayla dhaafin wllo

maxamedbaashe
Автор

Tolkey abgaal cusmaan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍👍👍👍👍

ifrahaden
Автор

hadan.nahey duriyada
wa dadka kaliya en isku dhawnahey hawiye iyo dir oo dhan ILove you dadkeyga oo dhan ❤️🥰

boqoradasomaliland