SULDAAN SEERAAR | CALANKA KOR U QAADA | HEES CUSUB (Official Video) 2024

preview_player
Показать описание
!!DIGNIIN!! HA COPY GAREYN VIDEO GAN !!
SULDAAN SEERAAR | New Somali Music Video
CALANKA KOR U QAAD | HEES CUSUB (Official Video)
Erayadi : Abwaan Haashi Ibraahim
Laxankii : Suldaan Seeraar
Music By : Haynog Atlabajow
Camera And Edit by : Hmc Production
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Calanka Kor u Qaada By Suldaan Seeraar : Hmc Production

HmcProduction
Автор

Wlhi cawa may marku dhahy calanka kor u qada xadayda wada istagty Somaliland I love you 💋💋💋♥️❤️❤️from moqadisho
Like 1k Garsiya Awey rer somaliland

abdinoorisackmiris
Автор

From laascanoood qarankaygow kor ahaada🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

darwiishkasool
Автор

Waxan ahay reer gedo wana jeclahay somali land one love one people one religion 😍😍😍

likelike
Автор

Iyo cara darwiishede hambalyo my dadkaykii from lascanood 🥰🥰👏

hawosugule
Автор

Waxan ahay wiil reer jabuuti oo jecel wadanka reer abtiyaashiiii guuul iyo gobanimo soomaliland. Cadawkaa ma Libin sheegto cimrigaa ma soo gaabto cudoodaa ma sooo Liixdee calayow cizi mooolo kaka lolo ciirko oo mooqo. Big Love ❤ from Paris france AbtiyaaaaL iyo inta aad wada dagtaaan.

Nabaddoon.
Автор

From dhagaxbur.
Hambalyo iidoorow.
Isirka somali dad aanu is dhibno hadana guur, xidid iyo dhaqan ba wadagno idinka unbaa jiree.
Horay usocda seediyaal.

abdirahmanmohamud
Автор

Waa cuudka shidan awdal iyo carro darwiisheede OMG from Gabiley 😴♥️💯

waayoaragtv
Автор

From jigjiga waad idin jecenahay wllhayga #somaliland # like

ahmedxasan
Автор

Somaliland idin meeee
Like 1M i gaadhsiiya

zharmarkeathenmohameth
Автор

Carfigaa dunida gaadhay
Cadrad weeyi udugiisa
Ceerigaabo laga daaray
Waa cuud ka shidan awadal
Iyo caro darwiisheede.

SOMALILAND💚💭❤ 😚

MohamedMaam
Автор

Hestan tiktok kaso radiye🥺🥰🥰🥰🇸🇴from muqdisho gulesta🥰❣

deeqsanqueen
Автор

From muqdisho happy 18 May haloo kaco reer Somaliland #garabwalal ❤️❤️

dromar
Автор

Heesaha calanka somaliland waa balwadayda wan kusakhraama ❤💬💚🇭🇺

zakisamehofficial
Автор

Wllhi ogadeen 🇬🇲❤️ waa gob gob dhashay 💋💋💖💖💖✌️🇸🇴🇬🇲 boqortoyo idinku faana

akhyarcabdinasir
Автор

Wow so nice song dadkaygii reer Somaliland dhamaantiinba waa idin salaamaya meel ad joogtiinba. waa libaax from Burco.

Kulmiye.TV.
Автор

Suldaanka geeska afric hore usoco Somaliland guul dalkeyga

nacimacabdirahman
Автор

Niyow waxaan la yaabay Somalia yadaa wadanka dhan sheegataa xabad heesa oo la sheego malaha!
Viva Somaliland💚⚪❤

raaggesurad
Автор

Waa cuudka shidan awdal iyo caro darwiisheed from hargeysa #Somaliland

kingc.risaaq
Автор

waa cudka shida awdal iyo caro darwiishede👑👍👍

xabsacabdilaahi