DEG-DEG Md Farmaajo oo Codsi Cajiib ah U Dirsaday Sh Shariif Iyo Hassan Sh Mohamoud.

preview_player
Показать описание
DEG-DEG Md Farmaajo oo Codsi Cajiib ah U Dirsaday Sh Shariif Iyo Hassan Sh Mohamoud.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Madax Wayne waalan wey adagtahay xabad mooye wax kale kuma miyir sanayo

amaalqalisaleeban
Автор

Farmaajo wuxu maraya naf meelay ka baxdo la weeyaan

jamabiixibiixi
Автор

Farmaajo Yan lala hadlin ilaa u ku dhawaqo inuu ka noqde damacisi guracnaa Isla markana u ka guuro guriga umada

manguzumanguzu
Автор

Firgaajo yaanan lala hadlin xabad maahe hadalka waa dhamaaday

leymoonl
Автор

Insha Allah labadoodi wa la layn doona. Qaswadeyaal oo lacag xaaraan uu bartay.

mohabdul
Автор

Galad ayaa arimahaan horey uga hadlay wariye iyo tafatire caalami ah .
Aniga waligeey lama kulmin Mana garanaayo hadana wax aan ka mid ah inta ku qanacsan kuna raaxeystay warbixintiosa Allaha xifdiyo

mahamedomer
Автор

Waa sir Farmaajo uu rabo inuu waqtiga ka dhumiyo shacabka Soomaaliyeed mana qumana in lala kulmo Guudlaawo iyo Qoorqoorba waayo Farmaajo waqtigiisu waa dhamaaday ee horay ha u qulqulo qaaimul wadan nr1

sucdisiad
Автор

Guul hawiye ninkii dhoof kuyimidaa geeridu dhibeysaa sida sharmaajo nabad latuuko nabad maaha

ciisexayaata
Автор

ANO AH TAagerayasha Farmaajo waxan kula Talin Lahaa Mw Farmajo mar Haduu Kenayo muda Korodhsigu Dagaal ka Dhaca Dalka Madaxwayne Iskugu Yeedh Mucaarad iyo muxaafidba Kuna Dheh Soomaaliyey U Tashada Wadanka Kensada Dheh Madax Wayne Hogaamiya Dalka Sidaas Ayay Somaliduna Kugu Ducaynaynaa Waxanad Leedahay Sharaf Iyo Karaamo Dalkana mel Fiican Ayaad Soo Gaadhsiisay Waxanan kaa Codsanaynaa Inaad La Taliye U Nqoto Madaxwaynaha La Doorto Mahadsanid

carabcabdilaahi
Автор

Mudo kordhintii ayuu ku xalaalaysanaya la kulanka labada masuul haday ka yeelaana waa laga badiyay giimka siyaasada

caydaruusshekhahmed
Автор

Waa bil ramadaan ee allaah halaga baqo hana loo noqdo

haredfarahmohamed
Автор

Kaabah kaabashdu waa maxay kiibirki xaagu taageye frmajoow

sahrafarah
Автор

Nin kii xabad raba waa loo hayaa 30 sano iyo maanta isku mid maaha meel walba farmaajo wax ku soo dhawaynayaa shacabkii oo 95% raacsanyaha hal siyaad oo xukunkiisu dheeraaday 85% dadku aanay rabin

horiyo
Автор

Taasina madhacday mee isfaajacooriskiisii iyo cifciftiisii

aadanahmedduale
Автор

Shiirkole iyo kaaraan toona kama baqaan halgamayaasha wadaniyiinta cirka soo rida

horiyo
Автор

waxani war ma aha walaale ramadaanbaa lagujiraaye warxumatashiilka joojiya

qamaanbulxan
Автор

Wararka beenta ah ka daa umada somali beenlow baadtahay taageersan Tuugada mucaardka xayawaan baatahay Allah ka baqo waa bil RAMADANA

mahamedcadce
Автор

Asc Hadiiba aa wajiyadina aga Qariseen weyba Fcn tahay

talo kale aya nisinaya sawirada beenta soo qaata sidaa farmaajo
ku mucaaradan

kulmis
Автор

Group yada yaryar eekacsan ee dhiiga dadka nuugi jirey ee shilnta shacabka ku dhegan ah ee cadaawaha u adeega ee muqdisho groowe kismaanyo jooga shacabka halaga fujiyo

horiyo
Автор

muqaladii wey iska dhafeen Hamurka aya lagu ogaa iney xishoodaan sstv wariyasha
indha Adeeg xitaa ma yaqanaan war is adkeeya




shiirkole waxaa dagan qoxooti
ma qoxooti aya dagaal lala Galaa
Somalia wey tagtay

kulmis