DEG DEG: Daawo Madaxweyne Farmaajo oo dib isaga celiyaya Baasaboorkii Mareykanka .

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mansha Allah Noloow mudane madaxweyne farmajo Guul Somalia Nabad Iyo Nolol Viva Wlhi inaad wadani daacada oo dhaba tahy

sharmaakemustafa
Автор

Siyassigee kuu dhicii karaa...Aar...waa kee dee...Wallahi REAL LEADER...NAYADAA WAA TUMAA DEE...WE LOVE YOU MOHAMED IBN ABDULLAH FROM BORAMA HAAY ABIDKAA NO HAAY ...WAARYEE HAA LAGU DAYDOO..SOMALAAY

foziemohamoud
Автор

Guuul iyo gobanimo waa soo dhaweynayaa arinkaas waa mid sax ah guuulayso mudane

ts
Автор

ALLA YAA CIZAK WAXAASAA WADANI LA DHAHAA...

alish
Автор

Geesi waye oo wadankiisa jacel soomaaliyey aan dowladeena uhilino hadaan isku duubnaano wa gaareynaa meesha aa rabno

mohamedaden
Автор

Wuxuu tusaale u yahay ilhaan omer naa u celi passporkooda oo kaalay dalkaaga sidoo kale haan uduceyno Alaha unxariisto eng Yariisoow oo hada geeriyooday

runiyobeen
Автор

Manta wa malin jimca ah oo ducda LA aqblyo ee subscrp isr wxd jaceshay alh hkusiya

doxamediachannel
Автор

Mashallah tusale fican wa madaxwayne wadaniyadu dhab ka tahay.

lightofmylife
Автор

Mudane MD Weyne kor allaha kaadhigo
Waa arin muwaadin kasta oo Soomaali dhab ah oo jewel dalkiisa Hooyo uu kufarxey. Waxaad horseedeysa wado wanaagsan. Guul iyo Gobanimo.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

mahamoudosman
Автор

ALLAH AYAA MAHAD LEH IN AAD TUSTAY IN SOOMAALI KU KALSONAATO WADANKEEDA

neecaawm
Автор

waxaa halkaa ka cad mudane farmaajo inay dhab katahay wadaniyada uu sheego markasta oo uu khudbaynayo
waliba uu jecelyahay dalkiisa sumcadiisa siyaasiyiinta kale haku daydaan madaxwaynaha

BM-ljuj
Автор

mudane madax wayne waad mahad santahay

ciirtaajugle
Автор

maashaa allah waaa arinta aanu imbadan jeclayn in lagatakhaluso labo jinsiyoodle xaq kumalaha hogaaminta dalka
xataa heer wasiir ama dalka oo dhan laga mannuuco qofkii xil ka qabanaya dalka heer degmo ilaa madaxwayne waa inuu ka tanaasulo jinsiyadda kale
ee uu haysto maadama sirta qaranka in la ilaaliyo ay tahay shacabka caadiga ah iyaga way haysankaraan dhibmale

BM-ljuj
Автор

War ma runbaa mise waa been haday taasi run tahay wuu ku mahadsanyahay madaxweyne faarmaajo waxaana fiicnaanlahaa in sharciga lagu daro oo nin dambe oo baasaboor ajnabi ah wataa aanu wadanka xil wayn ka qaban

ashahassan
Автор

Majiroto fursad aad mar kale umadda somaliyeed ugu soo laabato because waad fashilantay. It's better for you to keep your American passport,

abdirahmanmohamed
Автор

Tuuga wuxuu kacabsanaa inoow dadkii oolaayay maxkamad lagusootaago.

sahruja
Автор

Maxay terre basaboor la celiyo basaboradii somalida safaradaha dibada ma ya liin lama bixiyo qofkii qabay loma cusbosinayo Beentaa Naga jojiya ee dadkii dibada ku nolaa wadankodii kuma soo noqona karaan saa basaboor ma yalo safaradahii

ayanahmed
Автор

Sharciga maraykankaa ayaa dhigaya, waanu ku qasbanyahay dameerku, hadhowna tuuladu ASALAMU AHAAN KA YIMID AYUU KU NOQON DOONAA

jamuuriyadasomalilandhanoo
Автор

INTA GARANEYSA AYAA KULEH GUULEESO MAGARAN KARAAN QABIIL DIINEED IYO DANLEEY IYO GUMEESI QUUTE

neecaawm
Автор

Waa laga qaatay ee isagu isma celin stop the lie no I refused it ow my god get a life.

khadramumin