Xuska Sanad Guurada 27 aad ee 18 MAY, 2018 iyo Sidii loga xusay Somaliland

preview_player
Показать описание
Xuska Sanad Guurada 27 aad ee 18 MAY, 2018 iyo Sidii loga xusay Somaliland (Salaanta Cidamada Qaranka)
Directed by Ibrahim Eagle
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Nabada aan haysano waxa noo keenay geesiyadii snm Ilahay ha idin naxariisto inta noolna cimri dherer iyo cafimad ha siiyo Somaliland my motherland

pureheart
Автор

Inta 18 may sugi Kari la' Farta taaga wlhi iida mooyane maalin aanka jeclhy majirto we love you all Somalilanders💚💚👻❤❤❤

weloveboqoradacodkakhadrac
Автор

Wlhy dad wxn kadhashay caqli ilhahay siiyay 20 sano ayaa wxaa Aad aragto lagu dhiso mch allh codsi ayaan wataa pleaz wxaas haku tijaabinina Dad somaliyed Hore usocoda ilove you somaliland 💯💯💯😍😍😍

khaalidkayse
Автор

wan qiiro ooya markan arko calankayga iyo cidankayga iyo madaxdeyda iyo shacabkayga ku fanaya qaranimadooda somaliland allow no dhowr o codowgood jabi nabad iyo naruuran ku nagaad naye allow no siyaadi 💚💬❤

qalbitaajir
Автор

Aniga wxaan ahey fiqishini somaliand
Guul guul my dalkeyga ❤❤❤ insha allah waad heleeysiin ictiraaf insha allah

abdisamadvlogs
Автор

Haduu jiro wiil halyayi dhankayagaa somaliland baa laga helaa.😘😍💪❤💛💚

haweeyafanax
Автор

Videogan marka daawanay wan qiiroday wlle
Somaali ayaan wadanahay lkn siyaasada wan kukala
Duwanahay 🎆👏💚💛❤Somaliland Hamplyo
FROM #Jubaland waan idin jeclnahy💗

saciidabdi
Автор

xuska sanad guurada 27 aad 18 MAY 2018 waa maalin xasuus muddan ibrahim Eagle waxad qabatey shaqo qaran alle caafimdka iyo cimbirgaba ha kuu barakeeyo

yaasinjaamac
Автор

Ma ihi rer waqooyi lkn wlh waa dad tashatay isku filnaasho gaaray hadii aan awood ulahaan lahaa in aan ictiraaf siiyo wlh wn ictiraafi lahaa guuleyato somaliland r ✊

abdirisakmohamudabdi
Автор

Dadkan dowlad waa dhisteen Runtii mansha allah .

abazhasami
Автор

wlllhi ma daremi kaRo markn Arko ciidanka jamuriYada barakaYzan iyO calaNka jamhuriYada heeesaha calanka wn izka ilmeYa farxd daraded zomaLilaNd dalkYGow cadow kuma haleLo one love💚❤❤

hothanposslady
Автор

From muqdishow somaliland guul msha Allah hampalyo wlalayaal ciidan somaliyeed oo cududleh waan kufarxaa intii ka nexeysa nafta ha wayaan isku cadow ayaanahay somaliland neey adunka somalia ayaan ka nahay lkn kala siyaasad waan noqonkarnaa jira oo jooga

doodaay
Автор

dalka markan kuso noqdo ciidankan ku biirayaa inta fikirkasi ku jiro farta taaga si hooyooyinken iyo hablahenu hurdo macan u seexdan vivaJAMHURIYADDA BARAKAYSAN

MohamedAhmed-ejtp
Автор

Walahi clip kani dhiiguu i dhaqaajiyey 😭 somaliland guul

faysalsugaal
Автор

Congratulations walaalaya i am from muqdhisho 🇸🇴💙

jabracade
Автор

Wxn ku dhashay kuna barbaray calanka qurxoon hoostisa allow noosiyadi nabada. Lakin wxn aad uga murugoda mrkan arko dadcwalaladay ah ooban waxba galabsan oo lagu laynayo dalka somaliya allow nabada usoo celi dhibkana ka kor qaad amin yaa allah

Aynu u duceeno walalden somaliya waynu soomane wa ramadane 😍😍😍😍 love from Burco

origraforigraf
Автор

Alla manshaAllaah qurux iyo qiima badanaa Alow ii dhowr dadkayga iyo dalkayga aanku faano aamiin

haweeyafanax
Автор

waxan naziib uyeeshay inan noqdo ardaydi dhoola tuzkaas kujirty qofki jooga xamaazada garanaya😓😘

boqoradihhawenka
Автор

Hadaanu nahay hawiye aad baan idiin taageeraynaa wallalahayg hawiye waxaan ĺeeyahay ha la taageero sland waayo kilika shanaad waaynu taageernay in ethopia uu yahay nfd in Kenya tahay baaynu ogolaanay djabouti ina bare ayaa ogolaaday inay wadan noqoto hadii sland 1960 xornimada qaadatay oo shuruud la aan inoo gu soo biirtay iyagoo 5 ntii smaali weeyn doonaya tii waa la waayey burbur iyo dhibaato baa dhacday hadaaynu reer koonfur nahay waxaan niraahnaa burburkii wxuu bilaabmay 1990 taasina waa khalad waxaan kaloo somali tiraahdaa majeerteen baa la xasuuqay majeerteen iyaga ayaa is yidhi inqilaaba siyaad bare waay fashilmeen iyagoo claaahi yusuf iyo ciro midba is leeyahay yuu kaa hor qabsan inaadeer koodna wuu fashiliyey dabadeedna one year kabacdi siyaad oo xaga qabiilka ka maray oo yiri daarood baan nahay ayaay soo wada galeen except claaahi yussuf isagana waa kii mingiste xidhay markaa isaaq 1980 ilaa 1988 markaay gudaha u soo galeen dhulkooda warsangeli dhulbahante gudubiirsey ina taba isaaq baa loo adeegsanayey madaxda dhulkooda haaystey oo dhamina majeerteen beey ahaayeen hawiyoow isaaq aan taageerno daarood naf inooma hayee

jirfe
Автор

119 kaa aan jecleeysan waa majeerteen iyo qayb kamid ah daarood hadaan hawiye nahay waan ku farax sanahay sland

jirfe