Muuqaalada Guud ee Xuska Sannad-Guurada 27aad Ee Aas-Aaska Ciidanka Qaranka Somaliland

preview_player
Показать описание
#Somaliland #Channel
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hanbalyo hanbalyo cidanka qaranka somaliland wanu ku fanaan gusha ad dalkena iyo dadkena usoo hoyseen Allah hay Lina garab gaalo guul iyo gobonimo ku nolada melkst od kaga sugantihin qarankena s/land 🇮🇹🇮🇹

falilaali
Автор

Hambalyo ciidanka qaranka jamhuuriyada Somaliland ❤💯
I love my country ❤💚

cabdiraxmaankhadar
Автор

Masha'Allah hambalyo Guul iyo Gobonimo damaan reer Somaliland

hakimali
Автор

Maashaallaahu guull alle ugu deeqay soomllaan hanblyo ciidamada somlilaan mw biixi asxbta qaranka dawlada xisbiyada mashallhu xafudullah guulyste cadawgin jaban

lolamoon
Автор

Mash Allah habalyo Guul somalilaan ciidanka qaranka somaliaan guuleysta mar kasta ✊✊✊✊✊✊✊✊

yurub
Автор

Mash Allah guul iyo gobanimo somalilaan cadowgeedo HAJABO ❤💚❤💚❤💚✊✊✊✊✊✊✊✊✊

yurub
Автор

Congratulations somaliland force army 27th Anniversary 💚☁️❤️ guul iyo gobanimo

muhiadinfaisal
Автор

Madaxwayne muuse buuxi karti iyo owood Ayaa kamuqata

cayuushppe
Автор

Maansha allaha ilaahey baa mahad leh in sarkaar ee cira cad ee khubro cidamo madax ku hayaa iyo shabakaa ciiidnak qurax iyo sharaf

abdullahiomarali
Автор

Maasha Allah, Hambalyo Geesiyaasha qaranka iyo xaasaskoodaba

cagaaran
Автор

mzha allh qaran talaabzady
oo dadkizu utaliyeen

jmd