DEG DEG: Iran oo dhaqaajisay Ciidankeeda gaarka ah & Spain oo Ku dhawaaqday Arin Carabta Ka Aamusen|

preview_player
Показать описание
#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999

Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

War fiican baad sheegaysaa mashalaah ilahayow falastiin badbaadi aamiin yaarabi

carfiabdi
Автор

Mohamed Isse halyey aan taageer Mahadsanid ALLAHA Ku xafido

MohamedDhuhulo
Автор

Biyah ar meey sun ugu daraan yuhuuda iyo gaalada aamin malah ilaahay Shar kood ha ka qabto

Soomali
Автор

Masha Allah marcade show ayan ku xiranhy Alxamdulilah waxaan ka dhageysta warar hufan mahatsanit maracade show

abdihakimsabe
Автор

Masha allah maracade mudane wehelbaad tahay guulayso

shiinedheere
Автор

Mahadsanid wll Maracade

Alle haw gargaaro falastiin

abdirahmanomer
Автор

Aad baad u mahadsan tahay maxamed Ciise sida wanaagsan ee hagar la aanta ah ee aad wararka noogu soo gaarsiinaysid❤

ARAGTIYO-m.a....
Автор

Mahadsanid wll hore u soco xamaz Illahay aya caawin doona

kamalalik
Автор

Allahu akabar ♥️ thanks maracade good job ❤❤❤❤❤❤❤❤

ruqiyadihad
Автор

Haaa maracade show warkagu waa sax waan sugnaba 100% sax mahadsanid wllo

maxamedaxmed
Автор

Mansha allaah war lugu farxo weyaan falastiin

aniisamohamett
Автор

Ma
Shaa Allah
Allow u hiili falastiin

fadumokheire
Автор

ألله أكبر ألله أكبر ألله أكبر
Ilaahoow adaa mahad leh haddii
Reer gaza biya heleen
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

kabtanz
Автор

maracade show ilaa 2019 ayaan kula socday waxaan kula soo jaan qaaday waagii amina al mufti ilaa hadana fbg iyo you tube waan kaala socdaa waliba coment iyo liketa kulama dhaafo aduuun kaagama doonayo kaliya waa mahadsan thy idheh wlhi xataa hada warkaaga sugayay MAHADSANID ADNA

cabdifaarax
Автор

Jigjigan kaa soo salaamayaa maracadaw Afarta Boqol ee kun Ee FB kaala socotana kamad ban ahay

kamasadan
Автор

Maracade show waad kumahadsan tahay wararka sida saxda noogu soo tabiso WAXAAN ILAAAHAY KABARYAYA INAY FALASTIIN

Indhotaag
Автор

Masha allah rabiyow gargaarkaagii uhoreey reer falastiin uu soo gaadhy kantaaladana rabiyoow ka jooji

calisalebaan
Автор

Adaa mudan sxb mar cade sida warka inoogu soo tabinayso waqtigaada qiimaha badan

AdanHujale-nhxg
Автор

Aniga ugu horeyo ❤ Aad baad umahadsn thy sida warka nogu sogudbinesid 🙏

yussufnoor
Автор

Waaad mahadsantahay saxiib waxaan jogaa newdelhi Saacad waa 3:11AM waxaan sugaayay warkan muhiimka ah

Abdikani