DEG DEG Dhaawacyada Israa’iil oo DIYAARADO lagu daad gureynayo & Masar oo 3 Talaabo Qaadi karta |

preview_player
Показать описание
#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999

Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

❤❤❤Allaha Guuleeyo muslimiinta ree falastiin ❤❤❤Maracadde show ku mahadsanid Tabintaada wararka mihiimka siiba falastiin ❤❤❤❤❤❤

MaanUgbaad
Автор

Allaahu akbar xalay xanuunkii ugu badnaa ayan dareemayay waxaanan moodayay gantaalihii lala dhacyey falastiin in aanay cidi kahadhi doonin rajadayda ugu waynina waxay ahad gargaarka allaah

daauudismaaciil
Автор

Mohamed Isse Maracadde Afka Alla kuma qabto waxaan jclhy markaad tiraahdo Gumeeysiga Yuhuuda Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤❤❤❤

MohamedDhuhulo
Автор

Yuhuudu way jabaysaa Allaha ha jabiyee, waligeedba way jabi jireen

MohamedIsmail-wbvq
Автор

Awoodi ilaahay ayaay u ahaatay suxaanahu watacaalaa ee hakucaawiyo awoodiisa oodhanwalbaleh oo ilaahay haunaxariisto intakudhimatay inta dhaawacana hacaafiyo hanakaxoreeyo cadawga falastiin insha alaah

cabdimajidibrahim
Автор

Allah ha badbaadiyo shacabka falastiin gacantii sareyso marwalba Allah ha ka dhigo yaa rabi ciidankaada ku caawi walaalaha falastiin ee gumaadka iyo leynta ku socoto aamiin Allah ha baabiyo kuwa leynta iyo gumaadka wado iyo munaafaqiinta daba dhilifka hana isku halaago dhaxdooda aamiin aamiin

fartuunmohamed
Автор

Thanks MCsh sida tafatiran e wararka inogu sogudbiso

aminadan
Автор

اللهم انصر اخواننا في فلسطين
اللهم سدد رميهم ووحد صفوفهم
اللهم اشف جراحهم
حسبنا الله ونعم الوكيل
لا حول ولا قوة إلا بالله
اللهم لا تترك أهل فلسطين وحدهم
اللهم كن عونا على أبطال فلسطين

asmacabdi
Автор

Masri iyo carab anigu rajo kama sugayo mayd falaadhi ma marto damiirkii ayuu alle horay ugu qaaday

mohamedguleid
Автор

حَسْبُنَا اللَّهُ وَ نِعْمَ الْوَ كِيلُ حَسْبُنَا اللَّهُ وَ نِعْمَ الْوَ كِيلُ حَسْبُنَا اللَّهُ وَ نِعْمَ الْوَ كِيلُ🇵🇸🇵🇸🇵🇸☝️🇵🇸🇵🇸

istahasshatuf
Автор

ilaahayoow falastiin ugargaar ilaahayoow kaqabo yuhuuda iyo kuwa yuhuuda kadanbeeyo ilaahayoow ADOOMAHAADA ladulminayo uhiili aamiin aamiin aamiin yaa rabbi Alahuma sali calaa sayidinaa muxamad w aalihi wasaxbihi wasalim 🇵🇸

xanafi
Автор

Wacan oo wanaagsan wll Mashallah Mahadsanid guulayso ❤❤❤❤

Sayidabdirahmannurhirsi
Автор

Alaahu akbar ilaahey ducoyinkena ha aqbalo xalay sidan u murugoday ilaahey ayan ogson ilaahey ayan gacmaha u taganay waan guleysaneyna insha allaah

umaamina
Автор

Guul inshallah FALASTIIN ❤❤❤❤❤ alahu akbar

BashiirBashka-uvih
Автор

Gurmad.alaaah.alahayow.
Jabi.cadawga.isral

aligeeraro
Автор

Asc maracade waaku sallaamay wallaalkey yahuuda allaah jabiyo jabsho insha allaah ❤❤falastiin guul falastiin guul falastiin guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

KheertoAli
Автор

Wcs huuno jazakalah sidaa noguso tabiso ilhaay hakubarakeyo wararkaa wad nagu yareysa noso badi walalahen falastin cadowgoda cagtaaa hostisa alle hagaliyo

quruxsan
Автор

Alaha mahad leh ninkii Aamina awood leh

biyodsaid
Автор

MARACADOW ALLA YA CIZAK YUHUUDDA JABKEEDAN KU FARXAYAAYE IIWAD,

ahmedsheikhamud
Автор

Maracade massr yey uhanjabee ma israa, iil mise xuutiyiinta

Hodan