Somali Music Aroos Song by ☆Farxiya Fiska iyo Abdi Holland☆

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Haben xasuus mudan cawa waxa is Helnay qofki adunyada ugu jeclhay cawa wa arooskaygi 12/ 5 /2023 heestan Ayan ku mirqamaya ❤❤ farxiya fiska wa fananada dumarka fananinta ugu jecelahay ❤

muhiadindheere
Автор

12/5/2025 habeen Isniina sacaduna tahy 3:58 Ayaan Jawi dagan ki dhageesanayaa heestan commentigana wxn usoo qoray si aan sanado badan usoo booq booqdo qorlkayga❤😊 wxn idinka soo salamaya dalka ugaanda 🇺🇬 casimadiina Kampala fadlan like iisar wllo ❤

najiibxasan
Автор

Heestani walhy waa wax kale layska xaqiree ❤ 😢Ilaahoow Nolol iyo Xaas wanaagsan oo aanu is fahamnaba Adaanbku waydiistay❤

mansaMusa-vo
Автор

3/12/2023 waqtiga orod badan ma.a insha allah sanadkaan soo socdo riyooyin badan aa leeyhay ilaahey ha ii rumeeyo isoo doceeya walaalyaal heestaan markaa hadafkeyga gaaro soo booqon dona insha allah❤😢

abuukarcarab
Автор

Wlhi waqtigaan la joogo jacaylki wuxuu noqday NGO caadiya, inanta aad la haasaaweyso waxa ay kula sii socon doontaa inta ay ka heleyso inan adiga kaa shidan goorta ay heshana wey kaa dhaqaaqi.
Heestaan markii ay soo baxaysay xiir jacayl maanan lahayn lkn da'deyduna wey yareyd lkn marka aan dhegeysto waxaan dareemi jiray inuu yahay jacaylku waxa la isku habo waxa ugu wanaagsan❤❤

samakaabacademy
Автор

Hadaa 2023 dhageey satay like 👍 haiga iloobin

BaamsiBeey
Автор

Tolow yaa daawan doono 2030 maanta oo ay taariikhdu tahay 27 April 2023 waxaan balan qaadayaa inaan commentigan dib u eegi doono 2030 I.a hadii Aanan dhiman🥺ilaahayow nabad nagu wada gaarsii🥺😱

abdulahimohamed-sxhx
Автор

2025 hadii aad daawaneeysid like ii saar
Heestaan markaan dhageeysto jaceyl ayaa dareemaa qof aan jecelahay ne ma aqaano😢😢

Samadoon
Автор

Monday 03 jul 2023 00:43 waxaan ku dhageesanaya figta sare ee buurta sheikh anaga oo gari an waatay iga ciladoobay kaligayna ah jawigu waa qabaw saida waan sexan wayay qabaw dartii kadib ayaan dartay heestaaan anoo so xasuusanaya nolasha malmaheeda kala duwan horaa lo yiri"sacadiii timadaaa nina way dhibaysaa nina way dhayaysaa" wax walba waxaa iga daran sacada oo anan socaneen habenka oo anan dhamaaanen anoo rajeenaya mar un inuu waagu baryoo oo qoraxdu soo baxdo

ubeid
Автор

Habeen igu wayn habeen aan helay gacalisadydi oo aan nolosha ku midawny 14/4/2024. Oo aan siwada jira udhagysanyno heestan.

SAXARDIIDCIIRAALE
Автор

Waa malin jimco waxan joga idacad aan ka shaqeynayo waxan rajeyneya 2sano kadib nolol meshan hada jogo aheyn rajeyneyaa💖10 march 2023

sabiriinmaxamedali-rjot
Автор

Habeen arbaca 7/5/2023 00:00 Swedan Jooga roob da, aya daqada saran Oo dhagesanaya 🎉

harizhilzon
Автор

Hees wey kudhantahy 11/1/2023 malin arbacaa 🥰😇 hadad iga danbeso like 👍 isii
FG : wagaan yaraa hesaha waxan u modijiray in kaliya dadka jaceelka haya dhagestan caruurnimo jaceylkaba cudur u koodijiray

ladanluula
Автор

Ax hees xasuus igu leh qofkaan aduunka ugu jecalaa baan ku xasuusta😢😢😢 alle calf isuguma keendarin

FarduusXaashi
Автор

31.12.2023 ayaan daawanaya 😢Adunyoy mxaa ordeysaa Old is Gold ❤🔥

cadey__boolo__
Автор

Hestaan runtii xasus ayey igu ledahay wiil daris nahay aroskiisa aya laga Daray wana haweenkii igu horeysay aan maqlo after 10yrs IAM listening cawa 😃🥺

bobbyhuska
Автор

Heesaha aan ujeedooyina gaarka ah u dhagaysto ayay kamid tahay. Wax kale kuma xusuusto, qof aan Farxiyo ahayn ayaa ii qaaday, i jeclaysiiyay, walibana xusuus ahaan iigu reebay.

Sannadka, 2012. Mahadhooyinka

AbdinassirShukri
Автор

3/4/2023 waana maalin isniin ah c.Ohio gaadhi kudhex wataa waana xili habeena waana ramadaan kuraxausanayaa markay dhamaato Quran baa gesanayaa I.a

abdisamiejama
Автор

Listening this hees while am in work theatre 21/4/2025 ilahayow qofkan niyaadha kuhaaya inaan helo igurume😢❤

yussufnurie
Автор

Intii dayax dalnurshe heesta jecleysiiyay like ta❤

wllbariyow
visit shbcf.ru