cawale dayr & najma nashaad | baby i love you | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

preview_player
Показать описание
COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
MIDHAHA & LAXANKA :zamzam
MUSIC : cabdiraxiin carab
CAMERA: CABDIQANI ADDISON
EDITOR:CABDIQANITUSMO
PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
MANAGER: M.ABSHIR
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heestan inta timi markey is furiin kadib is muujiya😪😪

jecliyadalkayga
Автор

Markey isku soo laabteen inta daawaneysa ha is muujiso😂😂❤

mustafyousuf
Автор

Wlhi inta sidayda camal jacayl hayo ee waxaarentay plz like ta yala dhafina nio💕💏

amalitamondela
Автор

Cish Calaa Hees Hadaad Ka Heshay💓💖💓💖💓💖
Like plzz👍👍

abdillahi
Автор

ninka lakuma raco quruxu waxa laku raca diin iyo imaan iyo samaar ninka hadu ku dhaqi karo waa oke nin ka ween ba ku dhaqi karo igu waar baan oran hambalyo

najma
Автор

ileen Najma Nashaad waa Dumaashiday Cawaale Dayr Cabdi Iska toos Baa ileen Qaba Mansha Alllah isku Waara Dumashi adiyo inader kay from BUUHOODLE

rahmamohamed
Автор

waxaan ogaadey in ay tahy love you been waayo labada qof is jeclaa waa kala tageen xanuun weye😭😭😭💔💔

layloomar
Автор

Waxan raynayaaa inay isku soo noqdaan abid isku waaran insha allah jacaylku ha gulaysto

nimcoabdirahman
Автор

habalaha aduunka ugu samirka badan najma nashaad iyo asma love afqashuushlayaal ayaay haystaan masaakiin

Little_D
Автор

Markey kaletageen hadad firsaneysid like isaar 😭😭😭😭

neymahagio
Автор

😊😊😊😥❤️ aaaw heestan inti kaheshey hit a like here

rodhahassan
Автор

Calafku wa cajiib wlh💞guulesta🙏 anagana wax kheyr qabo

isra
Автор

Heesta malmihii la duubayey xaadir ayan u aha guriga c/Raxiin carab iyo aragsan Abdinasir maciln ninka heesta musiga tumaya 💯🙏

zakariyeabdizamad
Автор

Woooow cadi mahan hezdu iyo codkuba wa macaan 😍lamaane aadu shidan alle ha isukiin daayo. Cadawginu hajabo💋❤️

poqoradanolosha
Автор

Uma xumi nin dhulbahante ah oo suuroonaya hore usoco my legend boy 👦

laqanali
Автор

Qalbiya isku omano
waxa nahay samino
marwalba isku ofayo
My dream i love you
Inta iska niyesanesa
Ani cml like isara

nazershire
Автор

Najmo meye jeclkaan hada....ilahow intii isjecel hakala wadhiin 😕😢😢😢

rodhahassan
Автор

Somalida qofwlba intu miskiinka yahay waa awlaad jacayl maalinkay wx kusoo kordhaan buu ku sanifayaa. Cawaale nin rag ah baa tahay nolosha hagaajiso, qoftana wxd kaga adkaan kartaa inaad fanka iyo qudhunkaasba uga baxdo

abdikanifarah
Автор

Mashallah Walalkay iyo Xaskiisa Allow idin isku Baraake 🥰🥰🥰🤩🤩🤩

umuamra
Автор

Ya salaaam lamaaane Somaliyeed oo qurux badan oo ka soo muuqday fankii Somaliyed Rabi ha idin barakeeyo walaalayaal

ladameahmed