NAJMA NASHAAD [CAFIS] Official Video 2022

preview_player
Показать описание
EREYADA:AYAAN KAABA
LAXANKA: ABDIKARIIN CALISHAAH
MUSIC BY:FURINLE
Camer and Edited by Ak

Produce BY IDIRIS DABCASAR

COPYRIGHT NAJMA NASHAAD OFFICIAL
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Alif Isku Xidhan Ahaada
Arimahana isla Eega
kuwa isha nii qaloocsha
Yaahu Dhaha Abaarta!!

Najmaay Waad Asiibtay
Afkaaguna Karaamay
Anaguna Waa Mabsuudnay
🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

maslaxmideeye
Автор

AlhamduliaH 99jeer
Subxanalah 99jeer
Allaahu akbar 99jeer
Laa illaaha illaalaah 99jeer
Aqri walal insha Allah
Ilahay malintada hakuu
Nuuriyo

InaMohamett
Автор

walashay NAJMA NASHAAD iyo sxbkay cawaale Waxad tihiin tiirka Ugu Sareeya Ee sharaf aadmi leeyahay long live Dad An jeclahay❤❤🙏🎵🤏

Facadambe
Автор

Najmay nin qurux badana haysata aduunkan nin fican lama helee ninkaga ku fara adeeg ilmahaga nin kale inta u soo xarayn lahayd abbahooda u daa ilahay ha u dayeeh garoob mar ka tahay oo ilmo haysato nin kastoo liita ku damcaya ❤️🙏

bintisomaalchannel
Автор

Gantaaladii Nugleyrka ahaa Ee Jabaan dowlada Markeynka Ku dhufteen Oo Kale Ayaa Lagu Duqeeyay Nacabkii Najma Iyo Odageeda Dhexdooda Ku Jiray 😁 I like Heesaha Buufiska ah 👌

Fan-ku-Nool Team ❤ 🎵 👍

ahmmedisse
Автор

Marka lagu leeyahey waligaa nin iyo naag isqaba hadhex galin waa sidaan cml😀
Hadii aadan dadka wanaag iyo midowbid dhex dhigikarin, xumaan iyo kalatag hadhex dhigin 🖐.
Isku barakooba🙌😍.

Mustafa-uqdj
Автор

Najma nashaad heestan wan iska jeclhy markasta wan soo booqdaa ♡
Lkn hadii ay arintii been noqotay odaygagi iska laabo waayo waxa idin dhex taala ubad 💔❤
Idinku wad iska noolkartan blse cunugaga aabo ama hooyo oo ka maqan farxad ma helayo runtii 😥 Awlaaduna maaha wax fudud ee wiilkiina isla korsada ❤
Hadii uukhyr ku leeyhy alle ha idin mideeyo markle 😥💔
Q

xamdahaldhaa
Автор

Mnsha allh anuu jacaylka nasiip Uma lihii lkin wixii is jecel wan jeclahay nolada😍

nimcoahmed
Автор

Intay bashiir hanuuniye guursatay inta heestan soo boqotay farta taaga 😂😂

abdullahiahmedisse
Автор

Inan caqli badan ayaa sameysay Heesta caadi maaha Amazing Song 🥰🥰🥰👌👌

Duraan
Автор

Inta bashiir hanuuniye aroosey ka dib so booqatey like 👍dhac😂

amiishaaragsan
Автор

Wow this song is on another level. 🔥🔥

Qofkii i yiraa cad gooso.
Caloosha maxaan ka gooyay. 🥺😍

naykoabdi
Автор

Intii aan kala cadhoonay
Muxuu cadaw yidhi heshiiya
Maxay casar iyo habeen ba
Ku taameen cidhib tirkeenna

Sidii filimaan cajiiba
Maxaynu ahayn cayaaro
Qofkii i yidhaa cad gooso
Caloosha maxaan ka gooyay

Xidhiidhkeennoo curyaama
Maxay codsadeen ayaammo
Dhoollaha qof innoo caddeeyey
Muxuu fadhay

Saaxiibbada galinba cayna
Agtooda maxaan ka caagay
Cishooyin kuwii war qaaday
Ceebtooda maxaan ogsoonay

Dadyow ku cuslaa agteenna
Maxaan bartay camalladooda
Hayeeshee caashaqeenna
Casiis uun baa badbaadshay

Xidhiidhkeennoo curyaama
Maxay codsadeen ayaammo
Dhoollaha qof innoo caddeeyey
Muxuu fadhay

mahadyr
Автор

M a najima nasha ilaha ha ku dayo ani igu soo duce nin san ina gelo😀

bilanbishaar
Автор

Walahi bilaahi Naag arab ah waa inaan raadsadaa. Gobanimadan bal daawo 🥺😭
Hello gabadh Arab sheekh isaxaq ah👋❤️

khalloweeye
Автор

Saxiibada Galinba Caana Agtooda maxan Ka Cagge Cishooyin ku war qaade Ceebtooda maxan ogsoonahaye Dadayo ku cusla Agtaada Maxan Bartaye Camaladoda Qofkasta Saad moode maha qofkasta Siidu ku moodo ma Tihiid muhiim qofkasta o wanagsan maha qof qalbigisu wanagsanyahe🙏

amalKajaramalkajar
Автор

Waa iska qoslayaa walhi Heeskan meesha kasaar najmooy. Talo aan kusiiyo kan hada kuqaba hees hala qaadin inuu kaatagi doono ma ogide hadii kale sidii farxiyo fiska ayaa bashiiroow lagaa qori doonaa WBT. 27/6/2022

abdurahmanmohammed
Автор

Inta is jacel Allah ha isku daayo najma iyo cawale guulaysta ❤️❤️

abdullahiahmedisse
Автор

Hada heestaan Lee maa niiga hari rabtay isu soo laabashadaan ogayn cajiib

sucdimacalin
Автор

Dad is jecel weligaa ha dhex galin😀😀dadka maanta dhaga hadalkaasi ku socdo iga nasiib xun😀😀

asmakayae
visit shbcf.ru