CABDIKARIIN CALI SHAAH HANAAN SOCODKA LAAFYAHA QAACI DAYAX BAND 2020

preview_player
Показать описание
CABDIKARIIN CALI SHAAH HANAAN SOCODKA LAAFYAHA
XUSUUSTII CUMAR NUUR CABDULE
KAMANKA NUURADIIN CALI AMAAN
BOONGAHA BUULO XUUBEY
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hala hawraar media and Abdikiriin ali

abdalajamaal
Автор

Fanku inuu hargysa ka ulkamay kuna danbeyey kuna danbeyn doono inta aduunku sii jiri doono ayaanu aaminsany hadaanu reer Hargysa nahay ❤️ well done Hawraar

abdihrasak
Автор

Abdikariin ali shaah boqorka codka fananinta somaliyed inu yahay inta aamin san like ha ila dhafinah

halazifilms
Автор

Dhulka nugaal waa meel heeso badan lagu sheegay iyadoo dhulka quruxdisa loo so qaadanayo ❤dhulkii daraawiishta ❤

SAFWAN..
Автор

walahi dadkii dhihi jirey somaliland waa hogga suugaanta waa runtooda maashaa allahi shacabka iyo fananiinta somalilnad waad ku mahadsan tihiin soo nooleynta suugaanta somaliyeed thanks

mohamedhersi
Автор

Cabdikarin cali shaah best singer💖
Hargeisa hoygii fanka my hometown❤

tolmoon
Автор

Woof Abdikarim Ina Cali Shaah waxaan kaa soo salaamaya Galbeedka TOGDHEER Degmada Oodwayne

Keep going bro

Internut
Автор

Greatest somali singer🌹 #a.karim ali shaah fanka waxa u dheer wiilkan deganan io dad la dhaqan🥰 m.a proTher alleha ku barakeeyO codkaga halasiga wan ku wadana hadan nahey reer #hargeisa 💚💭❤👑

abdeek_.othman
Автор

Muqdisho iyo xaafadeyda Buulo Xuubeey ayan idiinka soo salamaya Fanaaniinteyna codka halaasiga leh

ruqia
Автор

C/kariim Cali Shaah waa fanaan deganaansho iyo aqlaaq hibo u yeeshay💚💭❤

mustafeahmed
Автор

ish Calaa cod ilahe ha ku naxriisto amin yarabi my abo cumar nuur abdulle wad keentay walal cadi mahan sida u keen tahay ❤️❤️

ilhancumarnuurabdulle
Автор

Waan ujeeda
Adigoo aamusan
Akhinayaa LIKE ii saar pls ❤❤

abokorabdirahman
Автор

Bahashu waa hibo eebe baxsheee
Layskama baadhbaadhee hambalyo sxp
Hogaanka fanka dhalinyarta somaliland horkacaya cibaadadana ha ilaawin sxp halkaa iyada fanka ah waad haqab tirtee tii alle buuxi sxp

abdikadirabdi
Автор

Woow faaan iyo murthi waax allha ku manisthay reer waaqoyi baa intha kaa laah waa balbalad vive somaliland 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🤣🤣🤣🤣🤣

aichahassan
Автор

Ninkani Fanka Codkiisu ku Joogaa Ina Ali Shaah 😍

akarimshire
Автор

Yaa yiri fanki somaliyed wa dhintay intey kuwan nojogan Abdi karin Ali shah one love zxp👏👏👏😍

abdizamad
Автор

Walhi tan hees wee dhaaftay cod iyo dheel iskudarsaday 2023 inta iladhageesaneeso oodaawaneeso waa odinsalamayaa my people ♥️❤️

nacimainaabdullahi
Автор

Yaa salaam abdikarin Ali shaah hestan waad xaraga qaaday hargseia hoyga fanka bilash loma odhan ❤️🙏🏾😂

Qofnaba.
Автор

Codkagah ayah wlhi la ilmeyey ma garanayo ind aqrin doonto cabdikarin lkin xad dhaaf ban ku jclhy ❤❤❤❤❤

ayaanqueen
Автор

SOMALILAND wooòoow Somaliland l Love Somaliland guuule Somaliland Aamiin yaa Allah 😍😍😍😍👏👏👏👏👏👏💚💚💚❤❤❤💚💚💚❤❤❤

deeqasaeed