SIRTA TIMAHA LAGU DHEEREYO BIL GUDAHEED

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Biyo misa waxkale 5 litir ayan caba malinti timaha dartood sababto ah waa qurux qudha ee aan leyahay 😊

Choukrihoussein-tonn
Автор

Mahadsanid abayo sabatoo ah waa qaladaadka aan sameen jiray marwalba ayaad ka hadadhay 😢❤

samiiramaxamed
Автор

Sida lesku cateyo iga dabageey mcnt ❤❤ khayr allaha kusiyo ❤❤❤

sasen
Автор

Manshaallah😍cilanka nala soo wadag bless 🙌

dahaboosman
Автор

Aniga aflaq ayaa i dhibtay iyo jajab tinta dhan waa nacay 🥺

najaxaxmednalka
Автор

Tinteyda waan ka niyad jabay ma hagaageyso 😞🥺

Kiki_afcad-mc
Автор

Masha Allah thank you abyo nosoo Badi isqurxinta timaha iyo jirkaba ❤

amuunalbi
Автор

Abaayo salid kasto an Hesto inaa qandiciyo muhiim miyaa isoo jawaab😢

RahmaGure-vb
Автор

Abayo salid walbo oo hesto ma qandicinaneh muhiim miyaa isoo jawab abaayo😢

RahmaGure-vb
Автор

Waa nanacday malinkasto saa ku firinaye ina wax so dhigtay iyo in kale waa daale xita isbuci 2mar wax nosodub❤

UbaxSohan
Автор

Cilaanka madax jilciso lamari mala marin karaa abyo ❤

Inacismaan
Автор

Cilaanka timaha noo soo kali xpptii plz 🫶🏻🥺🥰

xpptiiqruush
Автор

Horta nagahan maxay kuyaqnan hada wxa ubahantin hos kuso qor hadan lo bahnayn miya laguso radsanla ama wxa cadi nogu shega ama shadhaba idimanu dhaline uff wa tii labaden saka dawado ee kuhysa hada wxa ubahntin hos kuso qora shidh😏

Rana_barbi
Автор

Shukran hppti yasmin cilaanka side loo qaso noso kali ❤

qadrahaji
Автор

Saliidan ana ka isticmalay 3kabadan waxna ma qarine ilahay halaga cabsado oo dadka beenta ka daaya

umusamirachannel
Автор

Shukrn abyo yaasmiin fcn noocaawisaaa wllhi. Cilaanka noosogali ani tintayda dheertahy lkn yariiswaaye wax bdinaaya rabaaa wllhi waxaaa lagu cayilo noosoogali xbbtiii wajiga xogaa kobcinaayana nagu soodar mahadsanid abyo qaaaqli😘😘😘😘

sadiaabdalla
Автор

Yasmin abyo cilanka gudud maka dhigaayo miya tinta

Luuza
Автор

Maskaxda is the Brain.
In somali the call the scalp = madaxa lafta

sara
Автор

Thanks xbbt falaksed see waye bahalka miramiraha ah oo is jiida timaha ma ufiicanyahay❤

musdimohamed
Автор

Fanxaha gacmaha u kaysii gacmaha inta kale walal macnaha pigmentation ka qaad

Lorinaaaaaa