Sirta Carabta Timaha Dhedheer Timo dhedheer o Badan o Cafimat Leh

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Carab illahay baa siiyay timo dheerdheer ee allaha nasiiyo

nasraismail
Автор

Asc abaayo carabta wax lamariyo lee maku baxdo cuntadoda naga fiican wax nafaqo leh waye lkn anaga cuntada ka dhimanay basto iyo bariis oo nafaqo lahayn

halimaabdulahi
Автор

Masha allah shukran wllo runtii wax badan ayaan kaa faa'iiday waxaa tahay qofka kali ah een wax ka fahmo shukran

hanaqasim
Автор

Wa hubaal Ana soo tijabiyay masha Allah waye

zusenmohamedhassan
Автор

Shukran apaayo hadaa daawaday wana sameynayaa isla asbuucan ❤❤

canabbarre
Автор

Mashallah wllshay faiza horay usoco qofka kaliya een waxkahfamo markaan iskadayo wll waxaad noosoogalisaa caruurta caatadaha cuntooyinka ayku cayilaan ee health ga aha in shaallah

ayaanhuble
Автор

Maasha alah xabiibti waa noo faa, ideysay jisakalah alif qeer rabi yaxfadak adiga iyo familkada aamiin 🤲❤👍⚘

aminaahmed
Автор

Masha Allah tabaraka Allah jumca mubarak abaayo keep going sister

riyadaoscar
Автор

Walalahayga somaliyeed waxan inkacodsanayaa inaa isodawataan wana codsi

naciimoofficial
Автор

Machallah channel fa'iida iyo qiimo leh

mrshassan
Автор

Xabiibti Timahayga jilciso ayaan Ku dilay waxaan rabaaa Bacdal Rabadam insh Allah inaan Aroos galo Timahaygana jilciso ayan baray maxaan kaga baarmikaraa

samiiraaligurey
Автор

Walhi cream ki harta wan gaga ducey wajiga lisho i noqoday waxan joga marekan waxan ka gaday eBay waxa jecashay alaha ku siyo adun iyo aqiro abayo tinta noso badi inta hore waba iga dhamtay maqrka madxan xanun badan ka darema

idillabdule
Автор

Masha alh shukran faaiza xbbtii allah hku shrfo sad noo sharftid gcloo waxaan raby inaad ii sharaxdo maxaa lga wadaa jamrada qaxwada jamrada hdan rabo inan soo gto suqa jamrada isii miyaan dhahayaa teeda kleto jamrada ma carabibaa somali maxaa lgu dhahaa mcn bdan mhdsnid❤❤💯💯

ramlinaabddalla
Автор

Waa mahad san tahay horta carabta iyaga illah ayaa siistay timo qurxan aniga kunool khaliijka
Wax kasta waa umariyaa gabdhahayga waana timo caadi ah sida carabta marna Manoel nayno lakiin waa tijaabinaa alaabtaan tankale qasil waa ka waayay carabi maxaa lagu dhahaa

سميهاسماعيل-طب
Автор

Maasha alaah horumar wacan walal keep going 👍😍😍😍

musbaxdaofficial
Автор

Maaasha allah walasheey gacaantaa allah kubaraakeeyo xabiibti

naemasaid
Автор

Wl ama noosoo gali wax aan dabiici ahayn oo dhakhso usoo saarto tinta sida jilcisada dhakhso noogu shaqayso waayo waan ku daalay waxa waxna manoo qabanyan pleas sistrey nodon wax dagdag noogu shaqeeya ismuujiya inta tinta ku rafaadsan🤣

farduusjaamacfaarax
Автор

abayo timaha maibaxaan maxalamarinaa yah quruxeey

qadromaxamed
Автор

Masha allah shukran abyo waxad nodogalisaa tinta oo nadif ah hadane lafta kashiireysa maxaa lagu sameyaa?❤️❤️❤️

najmo
Автор

Weliga jilciso ma marin waana dhiciif weyna siibanyaan

halimaisse