FAARAX MURTIILE HEESTII DEEQA 2019 SHOWGII BK IN LONDON

preview_player
Показать описание
Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my pp
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Marka lagu Lee yahy codka waa loo dhashaa waa Run
Legend faraax murtiile

mustafemukhtaar
Автор

Wow! Faarax murtiile ma gaadhsiin heestaa halkii qalinle lakiin waa dadaashay 🤗😍

shukrimuuse
Автор

Salam reer London from Djibouti jano 😘😘😘

marwodjama
Автор

Wow Cod Dananay farax Murtiile. Allah how Naxariisto muse ismaacil qalinle. Aamiin Yaa RABB

fai
Автор

Caafimad deg deg ah Allah siiyo faarax murtiile iyo faiza amiir

exqalbitagay
Автор

Reer london dad jira allay leh faarax murtiile waad u kala kiciseen

maxamedxasanmiicaadkule
Автор

Hestana maba ka dalo ax waxana ku xausta saxibakeya uu dhintaya alle ha uu naxaristo

qurxdumar
Автор

Faarax nin aan aad usaaxiibo nahay Sudan ban kaa soo salamaya sxp

abdillahinuux
Автор

Hees aan jeclay Allh hakunxrsto qalinle

zuadnuur
Автор

Hestana qof ku xasusta wlhi will la dilaya saxibkeya kuxasusata

qurxdumar
Автор

Hadaalina waxbadalalamahayo wiilashii iyo gabadhii waayo waayo

abdimaxamed
Автор

ileen qofku marku weynaan ku qalqaalyo waa sida kaltuun oo kale naagta maseer ayaa fanka kuso daray

aragsan
Автор

Warqad aan kudabacay dac wadeeda iga qaad
Deeqa waxat tidhaahda
Inankii dayow yoo
Maxa suusto dunidee
Mar uun soo calool dabac


Heestan aad baan ujecelahay xasuus garana way iileeday anoo yar ayay hoyaday.macaan qadi.jirtay alle cimriga gawdheereye qalinle wuu udhaweeyey ninkani

maftuuxmediapro