FARXIYA FISKA & FARAH MURTIILE HEESTII DADNIMADA AQOONSO 2018

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Woooow Anigu waxan ahay nin oroma Heesatani waheesiti heesaha afaan somaliga ogucaansan ilaahey ha unaxariste boqoradi codka seeynan Walif mogol I love u all Somali people maxayeley walaalaha ayagi weeye wanu islenahay Somali

adamboranaborante
Автор

xasuustii xamdaaniya iyo magaalada ayeey xoowo kudugneed jida dubrba waxaa ihuryaal xaafadihii qurxunaay sida kuweeyso quleel goryaad madiina fahad xaye biwaadi waan salaamay boqortooyada barakeesan iyo bahweenta ahlu shiiq ❤❤❤❤❤❤❤✌🇸🇦🇸🇴

mascuudahmed
Автор

Fanaaninta gabadhii ugu codka macaaned boqorada codka farxiya fiska 🥰🥰🥰

Ahmedsaid-btzp
Автор

Fanka somaliga waqtigaan fiska darteed baan u dhageestaa🥰🙏

awilhirsitahlil
Автор

Alle haunaxariisto xaliimo iyo Mohamed legends bay ahaayen

isqoryoonis
Автор

Xaliimo khaliif magol iyo maxamed axmed kuluc ayaa leh hestan asalkeeda Aun dhamantood ciyaal like isaar ha isku qaldinina

Deeq.
Автор

HESTANI WAAA TAARIIKH FOG OOO AAD U FOG 1968 MAAN DHALAN XILIGa waxaan sameeye xildhibaan kamid ah somaalilaand WAAA DHEEG CIIDAGALE

mohamoudw
Автор

Growing up my hometown muqdishu was # one for heesaha fanaaniintana imaan jireen.. now days my somaliland ppl wxay kaga dhegtay muqdishu way kufsadeen heesahii somaliland baa ku haysate.. I agree now yes But before my muqdishu was the best I guess every dog has it days.. # I love all Somalia 👊

aaliyah
Автор

Fadxiya always best farta taaga inta somaliland ku soo dhaway naysa hargaysa caday ❤✌

abdirahmanabdi
Автор

Wallahi ghabada maryahaa cascas wanku heysta ee Farah murtiile agtaagan baby halla back if you see this comment

AhmedbiciideAhmed
Автор

Waaw logo daadshay Malaboo iyo faarax murtiile ustaad aan cidna ka baryaynin taas

mohahassan
Автор

Alle haw naxariisto codadkii maxamed axmed kuluc iyo ahun x c kh magool ereyada hees abwaan dheeg xusuus cajiiba

dayaxari
Автор

Faarax murtiile nin wayn wllhi hore usoco saxiib qaali

muhyadinmustafe
Автор

Farxiya fiska waa fanaanad cajiib ah, heesaha talantaaliga ahna aad bay ugu wacantahay. Our fiska.❤

abdimajiidcareefe
Автор

m.a boqorada codka waa taageeraaa fiska 👑🎤👑🎤👑

hoobal__official
Автор

waligaa qof maku tiri ma ii diir Naxeysaa
Aniga qofaan ogahay wax badan waa u qaaday heestaan balse maanta Nin kale ayay xaas u tahay allaha isku barakeeye 🥺💔11 /8 /2023

ismaciilaxmednuur
Автор

Waa xasuustii magool iyo Kuluc alle haunaxariisto

Erayadii abwaankii Cali Sugule cigaal duncarbeed

Dhabbar-xamar
Автор

Nice rag laguma dinee ruxi an ku donyen wa laga danbeyaa
god point gentleman

ahmedshekh
Автор

Tana arag ma AUNte codkii magool
Miyay keenikarta uf ha u noqon ha lagu dhaho subxaanalah war kawada jooga ma keenikartane

mohamedyusuf
Автор

Farxiya fiska weligay ma arag wax ka cod mcn 11 sano bn tagera buuxa u ahaa

mesutozil