Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Beeniyay War Kasoo Baxay Somaliya

preview_player
Показать описание
#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV

KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Somalia shaqo kale maba laha aan somaliland ahayn waar illahay ka cabsada aynu isixramno

oumelkhair
Автор

Waari waayad duniduye xaasidkan rabeeya raacaa lajooga
Xumaantan ilaasha waa waxay waxa magaratada soomaliya kusheekayso markasta iyadoo teedii laliidadata

mahadcabdiraxman
Автор

Italka yar ee soomaliya hahahaha Somaliland ha noolato 💚💭❤️

atokarev
Автор

Maxaa na daba dhigay Somalia oo Sanu ka sidanaa.

mimohamedhussien
Автор

Arintani waxa ay la xidhiidhaa dariigyada ay maafiyad VILLA-WARDHIIGLEY lacagta tuugtiga kaga qaadato, hayadaha UN, bankiga aduunka, IMF, USA Aid, Baanka horumarinta ee Afrika, EU, iwm, iyadoo isticmaaleysa magaca Jamuuriyada Somaliland.

Ss-klhz
Автор

waa nasiib Daro wale somaliya intay somaliland eegayso ayay isku dhamanayan

Totalboyh
Автор

dowladda federaalka Soomaaliya waa riwaayad!

book
Автор

Wasiir dowlada inaga dhaxeysaa waatee halmaan hadal kumajiro somaliya dharerka hayska duwaan tiisaba daryeela ayaa tukale kudarey

Hoodoayaan
Автор

Maafiyada villa wardhiiglay joogtaa
Sadkoodu waa been iyo khurafaad xamarbaanay xukumin nin kaaraha amison ku dhexjiraa muxuu caawin karaaa?waxba

mostafekahin
Автор

BBC waa radio Mogadishu
Propaganda media

slandv
Автор

Illahawu adigay adoomada yihiin waanu kaaga cabaninaaa anu dhibtooda ma jecelin ee waad argta inta xumaanta wada

yourcountryimportant
Автор

Horta anigu nin madax ah ma ihi laakiin ilaahaybaa caqli isiiyey Alxmd lilaah dee ma aqaan in maahmaahda tidhaa "haday riyo dib lee yihiin dabadooday ku qarsan lahaayen" in dadka reer Koonfurka ah ay yaqaanaane wllo yaal dee bal inta aydaan soo eeganin meel dadkii lahaa nabadeeyeen oo ay isu tanaasuleen bal hada tiina hoos u eega oo Jubaland iyo Dawlada dhexe heshiisiiya.!! Bal hada Puntland iyo Dawlada dhexe Heshiisiiya.!! Bal hada Amisom dhulkiina ka saara oo idinku ismaqla.!! Bal hada Sh. Shariif iyo Xasan sheekh ku dhaha sida Riyaale iyo Siilaanyo wakhtigiini waad qaadateene raga idinla siman meesha u baneeya ugu danbayn Somaliland lama ictiraafin waa run Beesha Isaaq ayaa Sad bursatay waa run dee laakiin dadkayga waqooyigu dantooday yaqaanaane oo nabad iyo isu tanaasul ayey ku sifaysan yihiine dee wlloyaal taayada muran hanaga galininee hadii Somalinimada aad naga xigsataan dhab tahay tiina haka muuqato!!!
Ramadan Mubaarak

S.Osman
Автор

dee shacabka koonfur maa caawisaan ileen dunuufo adag ayay kujiraane inta cidkale leediin waan caawinayna kuwaa masuul katihiin ayaa caawimo ubaahan

abdiiidaani
Автор

Mamul goboleyda somaliland waa iney taageeran dowladda federalka soomaaliya beenta laga daayo

ahmedwadani