Wasiirka Beeraha Somaliland oo Joojiyay Heshiis uu hore u saxeexay.

preview_player
Показать описание
#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV

KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wasiir Muumin Seed Mahadsanid in aad maqasho dhawaaqa bulshada, waxanse kaa codsanayaa dhulka beeralayda ah in aad u samayso caratuul dhereran oo biyaha iyo carada u qabta si dhulku u nabaad guurin, Haddii aydaan dhaqaale u haynin waa in dadka la baraarujiyo oo la wacyi geliyaa si iskaa wax u qabso inta isku dhawba, Haddii kale Taiwaan waydiista Caawimo waayo waxaa heshiisyada ku jiray dhinacyo badan oo ay beeruhu ka mid yihiin . Inaga Ilaaliya Shiinihu waa khaain oo intuu wax yar ku siiyo ayuu dayn luqunta kuu gelinayaa si aadan u diidin waxa uu doonayo oo waa ta uu hada afrika badideeda ku qabsaday oo Jabuuti iyo Itoobiya ka mid yihiin, Somalilandna cadaawad gaar buu u Hayaa ku saabsan xidhiidhka Taiwan markaa waa in laga Taxadiiraa Shiinaha Heshiisyada lala Geleyo. Alla Mahad leh

adangaboobe
Автор

shacabku waxay diidaan waa la yeelay chine ma rabno

rashidmohamed
Автор

Waziir Shaqadadii Zi Fiiicanbad u Gutay, Uma Baahnin China & Faqashtona
💪🏽𝐕𝐢𝐯𝐚 𝐑𝐞𝐩𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐎𝐟 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

snmhalgamayal
Автор

Maxaa loogu dagdagay markii hore, oo loo baari waayey
Durdur news

Warmaal
Автор

Caqli xumada markii hore aad ku aqbasheen yaa ka daran joojinta

farhanfarah
Автор

Masha'allah bagaa laga joojiyey. Chinese ku waa cadaw'e yaan la soo dhawa mardanbe.

warsamaosman-Sool
Автор

Wasiir marka hore ma waxaanad garaneyn ayaad saxeexday !

yussufmursalahmed
Автор

Geed kasta oo shisheeye ah malaha xakame deegaan waa in aan wadanka la keenin laguna beerin lana daraasadeeyo waxa wadanka lagu beerayo waayo waynu aragnay Garanwaaga iyo Keligii noolaha dhibka uu inagu hayo

suleimangoox
Автор


WELI XAQIIQDA NOOMA SHEEGIN
Lkn, WAA ARIN FIICAN WHY?AWALBA CEEB BAY SL KU AHAYD INAY AHAN:WAR SHIINOOW KAALAYA DHULKAN MA BEERAN KARNEE ADIGU BEEROO WAXOOGAY DILAALA OO QARASHA NOO DHIIB.

isismadeinisrael.
Автор

Sacatu wasir inaga ilaali shinah waa cadawga s, land

codayciidigale